Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Muxuu ka yiri tababare Solskjær kaddib rikoodhkiisii taariikhiga ahaa aan...

(Paris) 21 Okt 2020. Tababaraha Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa guul cusub ku hoggaamiyay kooxdiisa kulankii xalay ka dhacay garoonka Parc des Princes ee ay kaga adkaadeen naadiga Paris...

View Article


Tababare Thomas Tuchel oo ka hadlay guuldarradii kooxdiisa PSG ka soo gaartay...

(Paris) 21 Okt 2020. Macalinka kooxda Paris Saint-Germain ee Thomas Tuchel ayaa muujiyay sida uu uga naxsan yahay qaab ciyaareedkii kooxdiisa ee kulankii Manchester United bilowgii wareega group-yada...

View Article


Inkastoo barbaro goolal la’aan ah ay la galeen Seville… Lampard oo muujiyay...

(London) 21 Okt 2020. Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard, ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay qaab ciyaareedkii kooxda ee kulankii Sevilla bilowgii ololahoodii wareega group-yada ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pjanic oo ka hadlay kaarkii roosaha ee Gerard Pique & inuu seegayo kulanka...

(Barcelona) 21 Okt 2020. Kooxda Barcelona ayaa guul muhiim ah kaga daah furatay tartanka UEFA Champions League xilli ciyaareedkan 2020/21, kaddib markii ay kaga adkaatay naadiga Ferencvaros 5-1,...

View Article

Muxuu ka yiri Ansu Fati in Lionel Messi uu kaga garab ciyaaro kooxda Barcelona??

(Barcelona) 21 Okt 2020. Xiddiga Barcelona Ansu Fati ayaa sheegay inuu weli wax ka baranayo halyeeyga Lionel Messi, wuxuuna hadalka Ansu Fati imaanayaa kaddib markii uu Messi xalay ka gaaray rikoodh...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Mendy waa goolhayaha koowaad ee kooxda Chelsea” – Lampard oo niyadjabiyay Kepa

(London) 21 Okt 2020. Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa sheegay in Edouard Mendy uu yahay goolhaayaha koowaad ee Blues isla markaana uu ka horeeyo dhigiisa reer Spain ee Kepa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah Kooxaha Ajax iyo Liverpool ee tartanka Champions League oo...

(Yurub) 21 Okt 2020. Kooxda Ajax ayaa garoonkeeda Johan Cruijff Arena ku soo dhaweyn doonto naadiga Liverpool, si ay u wada ciyaaraan kulankooda ugu horeeyay ee olalahooda heerka group-yada tartanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bayern Munich, Man City iyo Liverpool, oo guulo gaaray iyo dhamaan...

(Yurub) 21 Okt 2020.  Waxaa caawa la ciyaaray kulamo ka tirsan heerka group-yada ee tartanka UEFA Champions League, xilli ciyaareedkan 2020/21 iyadoo kooxihii caawa ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen...

View Article


Arsenal, Tottenham, AC Milan, Leicester City, Napoli, Roma & Guud ahaan...

(Yurub) 22 Okt 2020. Kulammo ka tirsan tartanka Europa League ayaa caawa lagu ballansan yahay in la ciyaaro iyadoo kooxo waa weyn oo ay horboodeyso Arsenal ay ka mid yihiin kuwa ciyaari doona caawa...

View Article


Maxay ka dhigan tahay guushii ay kooxda Liverpool xalay ka soo gaartay Ajax?

(Amsterdam) 22 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa guul dirqi ah xalay ka soo gaartay naadiga reer Holland ee Ajax oo ay booqatay. Kulankan oo qeyb ka ahaa heerka guruubyada Champions League...

View Article

Vinícius Júnior oo sameeyey rikoodh aan horay looga dhigin tartanka Champions...

(Madrid) 22 Okt 2020. Vinícius Júnior ayaa xalay sameeyey rikoodh aan horay looga dhigin tartanka horyaallada Yurub ee Champions League. Waxa uu noqday Vinicius ciyaaryahankii isagoo bedel ku soo galay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa kee halka ciyaaryahan ee Wargeyska Marca uu ku eedeeyey guuldarradii...

(Madrid) 22 Okt 2020. Kooxda Real Madrid ayaa guuldarro 2-3 ah kala kulantay Shakhtar Donetsk kulankoodii furitaanka Koobka horyaallada Yurub ee Champions League, laakiin Wargeyska Marca ka soo baxa...

View Article

Antoine Griezmann oo jawaab kulul siiyey Wargeys caan ah oo cunsuriyeeyay...

(Barcelona) 22 Okt 2020. Antoine Griezmann ayaa jawaab kulul siiyey Wargeys caan ka ah dalka Spain, kaasoo fal cunsurinimo ah kula kacay xiddiga ay kooxda Barcelona ka wada tirsan yihiin ee Ansu Fati....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arsene Wenger oo tilmaamay dhibaatada uu Lionel Messi ku hayo Antoine Griezmann

(Barcelona) 22 Okt 2020. Sida uu sheegay Tababare Arsene Wenger, Kabtan Lionel Messi ayaa ka hor tagaay Antoine Griezmann inuu isku muujiyo kooxda kubadda cagta Barcelona. Waxa uu Griezmann ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Luka Modric: “Bandhigga Real Madrid uma qalmin Champions League”

(Madrid) 22 Okt 2020. Laacibka khadka dhexe ee Real Madrid, Luka Modric ayaa ka hadlay bandhiggii liitay ee kooxdiisa ay soo bandhigtay kulankii xalay ee Champions League. Luka Modric waxa uu xusay in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Isbuuca ee Champions League oo la shaaciyey.. (Messi oo ka soo muuqday...

(Yurub) 22 Okt 2020. Shabakadda ciyaarahae ee Sports Mole ayaa soo saartay 11-ka xiddig ee ugu wanaagsanaa tartanka Champions League kulammadii la ciyaaray dhowaan ama kooxda isbuuca ee Champions...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb...

(Madrid) 25 Okt 2020.Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa ee uga qeyb galaya kulanka Borussia Mönchengladbach ee tartanka xiisaha badan ee UEFA...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababaraha Shakhtar Donetsk ee Luis Castro oo magacaabay kooxda ku guuleysan...

(Yurub) 25 Okt 2020. Tababaraha kooxda Shakhtar Donetsk ee Luis Castro ayaa magacaabay kooxda ku guuleysan karta tartanka UEFA Champions League xilli ciyaareedkan 2020/21. Luis Castro ayaa u sharaxay...

View Article

Juventus oo dharbaaxo xoogan la kulantay kahor kulanka Barcelona

(Turin) 26 Okt 2020. Daafaca kooxda Juventus ee Leonardo Bonucci ayaa soo gaaray dhaawac walwal leh, labo maalmood ka hor kulanka ay ku wajahayaan Barcelona wareegga group-yada ee tartanka Champions...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waligeen kama shakinin Zidane” – Toni Kroos

(Yurub) 26 Okt 2020. Ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Real Madrid ee Toni Kroos ayaa ka hadlay kulanka ay habeen dambe kula ciyaari doonaan naadiga Borussia Monchengladbach tartanka Champions League....

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live