Real Madrid, Inter Milan, Liverpool, Man City, Bayern Munich, Atletico Madrid...
(Yurub) 27 Okt 2020. Kulamo ka tirsan heerka Guruubyada ee tartanka Champions League ayaa lagu wacaa in caawa la ciyaaro, iyadoo kooxo waa weyn ay ka soo muuqan doonaan. Kooxaha Real Madrid, Inter...
View ArticleCristiano Ronaldo oo maqan sidee ayay u muuqan doontaa shaxda ay ku soo geli...
(Turin) 27 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa soo dhoweynaysa naadiga Barcelona habeen dambe kulan qeyb ka ah tartanka Champions League heerkiisa guruubyada. Kulankan oo ka dhici doona...
View ArticlePique, Coutinho & Ter Stegen oo maqan sidee ayay u muuqan doontaa shaxda ay...
(Turin) 27 Okt 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa booqan doonta naadiga Juventus habeen dambe kulan qeyb ka ah tartanka Champions League heerkiisa guruubyada. Kulankan oo ka dhici doona garoonka...
View ArticlePirlo oo ka hadlay go’aankiisa kaga aadan Ronaldo kulanka Barcelona, muxuuse...
(Turin) 27 Okt 2020. Tababaraha kooxda Juventus ee Andrea Pirlo ayaa ka soo muuqday shir jaraa’id kahor kulanka ay habeen dambe la ciyaari doonaan naadiga Barcelona, kaasoo ka tirsan kulamada labaad...
View ArticleMiralem Pjanić oo doortay midka ugu fiican Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo
(Barcelona) 27 Okt 2020. Ciyaaryahanka khadka dhexe reer Bosnia iyo kooxda Barcelona ee Miralem Pjanić,ayaa doortay ciyaaryahanka ugu fiican xiddigaha Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo. Miralem...
View ArticleReal Madrid oo Taako loo dhigay, Liverpool iyo Man City oo guulo gaaray &...
(Yurub) 28 Okt 2020. Waxaa caawa la ciyaaray kulamo aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada labaad wareega Group-yada tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan 2020/21. Kooxaha Real Madrid,...
View ArticleHorudhac: Juventus vs Barcelona, Pirlo vs Koeman… (Shaxda macquulka ah & Wax...
(Yurub) 28 Okt 2020. Waxaa la dhihi karaa kulanka ugu xiisaha badan wareegga Guruubyada Champions League ee 2020-21 ayaa ka dhici doona Turin caawa, iyadoo Juventus ay martigelin doonto Barcelona kulan...
View ArticleBarcelona, Chelsea, Man United, Juventus, Sevilla, PSG & Guud ahaan kulammada...
(Yurub) 28 Okt 2020. Kulamo ka tirsan heerka Guruubyada ee tartanka Champions League ayaa lagu wadaa in caawa la ciyaaro, iyadoo kooxo waa weyn ay ka soo muuqan doonaan. Kooxaha Barcelona, Chelsea,...
View ArticleBarcelona, Chelsea, PSG iyo Man United oo guulo gaaray & guud ahaan...
(Yurub) 29 Okt 2020. Waxaa caawa la ciyaaray kulamo aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada labaad wareega Group-yada tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan 2020/21. Kooxaha Barcelona,...
View ArticleRASMI: Mid ka mid ah saxiixyada cusub ee Manchester United oo uu ku dhacay...
(Manchester) 29 Okt 2020. Macallinka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa shaaca ka qaaday in saxiixa ay dhowaan la soo wareegeen ee Alex Telles uu ku dhacay Korona...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Real Madrid iyo Inter Milan ee...
(Madrid) 03 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Inter Milan ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxda Real Madrid ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Inter Milan...
View ArticleReal Madrid oo guul ka gaartay Inter & guud ahaan natoojooyinka kulamadii...
(Yurub) 04 Nof 2020. Waxaa caawa la ciyaaray ciyaaro aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada saddexaad wareega Group-yada tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan 2020/21. Kooxda Real Madrid aya...
View ArticleChelsea, Man United, Barcelona, Juventus, Borussia Dortmund, PSG & Guud ahaan...
(Yurub) 04 Nof 2020. Kulamo ka tirsan heerka Guruubyada ee tartanka Champions League ayaa lagu wadaa in caawa la ciyaaro, iyadoo kooxo waa weyn ay ka soo muuqan doonaan. Kooxaha Chelsea, Manchester...
View ArticleKaddib saddexleeydii xalay ee Diogo Jota sidee loo kala hoggaaminayaa...
(Yurub) 04 Nof 2020. Tartanka Champions League ayaa meel fiican maraya inkastoo weli bartanka looga jiro heerka guruubyada, haddana waxaa jira xiddigo wacdaro dhigaya oo goolal badan dhalinaya. Kaddib...
View ArticleMuxuu ka yiri Sergio Ramos goolkiisii 100-aad ee kooxda Real Madrid??
(Madrid) 04 Nof 2020. Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa gaaray goolkiisii 100-aad ee Los Blancos, intii uu ku jiray xirfadiisa cajiibka ah ee kooxda. Goolka 100-aad ee Ramos ayaa yimid kaddib...
View ArticleRodrygo oo RIKOODH cusub ka sameeyay kooxda Real Madrid
(Madrid) 04 Nof 2020. Rodrygo Silva de Goes ayaa muujinaya xilli kasta sida uu muhiim ugu yahay kooxda kubadda cagta Real Madrid, xitaa haddii uu yahay xiddig inta badan ka soo muuqda kursiga keydka....
View ArticleRonald Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Kooxdiisa Barcelona...
(Barcelona) 04 Nof 2020. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa ee uga qeyb galaya kulanka Dynamo Kyiv ee Champions League. Barcelona ayaa bari ku soo...
View ArticleBernd Schuster oo Tilmaamay halka ay ka liidato kooxda Real Madrid
(Madrid) 04 Nof 2020. Tababarihii hore kooxda Real Madrid ee Bernd Schuster ayaa muujiyay inuusan ku qanacsaneyn waxa ay Los Blancos ku soo bandhigtay tartanka Champions League xilli ciyaareedkan. Los...
View ArticleMan United oo guuldarro kala soo kulantay kooxda Istanbul Basaksehir oo ay...
(Yurub) 04 Nof 2020. Manchester United ayaa guuldarro kala soo kulantay kooxda Istanbul Basaksehir oo ay booqatay, ciyaar qeyb ka aheyd kulamada saddexaad wareega Group-yada tartanka Champions League...
View ArticleJuventus, Barcelona iyo Chelsea oo guulo gaaray & guud ahaan natiijooyinka...
(Yurub) 05 Nof 2020. Waxaa caawa la ciyaaray ciyaaro aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada saddexaad wareega Group-yada tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan 2020/21. Kooxaha Juventus,...
View Article