(Barcelona) 04 Nof 2020. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa ee uga qeyb galaya kulanka Dynamo Kyiv ee Champions League.
Barcelona ayaa bari ku soo dhaweyn doonto kooxda kubadda cagta Dynamo Kyiv garoonkeeda Camp Nou, waxaana liiska uu ku dhawaaqay macallin Koeman hoggaaminaya kabtanka kooxda ee Lionel Messi iyo xiddiga da’ada yar ee Ansu Fati.
Marc-André ter Stegen ayaa ku soo laabtay liiska kooxda Barcelona kaddib markii uu ka soo kabsaday dhaawicii soo gaaray mudadii ugu dambaysay.
Halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Barcelona uu ku dhawaaqay tababare Ronald Koeman, kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka Dynamo Kyiv ee Champions League:-
Gool FM.