Ronald Koeman oo u mahad celiyay Ter Stegen kaddib guushii ay ka gaareen...
(Barcelona) 05 Nof 2020. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa u mahadceliyay goolhayihiisa reer Germany ee Marc-André ter Stegen kaddib guushii ay ka gaareen naadiga Dynamo Kiev. Kooxda...
View ArticleSolskjær oo ka hadlay wararka xanta ah ee ku saabsan in laga ceyrinayo kooxda...
(Manchester) 05 Nof 2020. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær, ayaa ka hadlay wararka xanta ah ee ku saabsan in shaqada laga ceyrinayo, kaddib guuldaradii Başakşehir. Manchester...
View ArticleMuxuu ka yiri Tababare Frank Lampard guushii ay Chelsea ka gaartay kooxda...
(London) 05 Nof 2020. Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa sheegay in guushii ay kaga gaareen naadiga Rennes xalay tartanka Champions League, ay xaqiijineyso heerka horumarka ay sameyneyso...
View ArticleBruno Fernandes oo ka warbixiyay dhibaatadii ugu weyn oo ay Man United la...
(Manchester) 05 Nof 2020. Ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa qirtay in United ay sameysay wax walba oo qalad ah kulankii Istanbul Basaksehir ee Istanbul ee...
View ArticleDaafaca Man United ee Luke Shaw oo muddo bil ah garoomada ka maqnaan doona &...
(Manchester) 11 Nof 2020. Luke Shaw ayaa la soo warinayaa inuu ugu yaraan muddo bil ah garoomada kaga maqnaan doono dhaawac muruqa ah oo ka soo gaaray kulankii dhowaa oo kooxdiisa Manchester United 3-1...
View ArticleLuis Suarez oo uu ku dhacay Korona Fayras & Kulammada waa weyn ee uu seegi...
(Madrid) 17 Nof 2020. Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid ee Luis Suarez ayaa la soo warinayaa inuu haleelay Korona Fayras, isagoo maqnaan doono kulammada waa weyn sida warbixinnada lagu sheegay....
View ArticleDhaawacyada Kooxda Barcelona oo halkooda ka sii socda xiddig kale oo ku...
(Barcelona) 23 Nof 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa dhexda ka gashay xaalad dhaawacyo iyadoo saddex laacib ay hal habeen ka dhaawacmeen. Laacib kale oo muhiim u ah ayaa haatan la soo warinayaa...
View ArticleKoeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb galaya...
(Barcelona) 23 Nof 2020. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qeyb galaya kulanka Dynamo Kyiv ee Champions League. Barcelona ayaa ku booqan doonto...
View ArticleJuventus, Barcelona, Man United, PSG & Guud ahaan kulammada caawa laga...
(Yurub) 24 Nof 2020. Kulamo ka tirsan heerka Guruubyada ee tartanka Champions League ayaa lagu wadaa in caawa la ciyaaro, iyadoo kooxo waa weyn ay ka soo muuqan doonaan. Kooxaha Juventus, Barcelona,...
View ArticleZidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb...
(Madrid) 24 Nof 2020. Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qeyb galaya kulanka adag Inter Milan ee tartanka Champions League. Real Madrid ayaa ku...
View ArticlePirlo: “Ronaldo tixgelin gaar ah kama helo Kooxda Juventus”
(Turin) 24 Nof 2020. Tababaraha kooxda Juventus ee Andrea Pirlo ayaa xaqiijiyay in xiddigiisa reer Portugal ee Cristiano Ronaldo, uusan ka helin Bianconeri tixgelin gaar ah, inkastoo taariikh iyo boos...
View ArticleKooxaha Chelsea iyo Sevilla oo u gudbay wareega 16-ka ee tartanka Champions...
(Yurub) 24 Nof 2020. Chelsea ayaa guul ka soo heshay kooxda Rennes oo ay ku booqatay garoonka Roazhon Park, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 1-2, ciyaar qeyb ka aheyd Kulamo ka tirsan heerka...
View ArticleMan United, Juventus, Barcelona iyo PSG oo guulo gaaray & guud ahaan...
(Yurub) 25 Nof 2020. Waxaa caawa la ciyaaray ciyaaro aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada afaraad wareega Group-yada tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan 2020/21. Kooxaha Juventus,...
View ArticleLiverpool, Man City, Real Madrid, Inter Milan, Bayern Munich, Atletico Madrid...
(Yurub) 25 Nof 2020. Kulamo ka tirsan heerka Guruubyada ee tartanka Champions League ayaa lagu wadaa in caawa la ciyaaro, iyadoo kooxo waa weyn ay ka soo muuqan doonaan. Kooxaha Liverpool, Manchester...
View ArticleOle Gunnar Solskjær oo si cad u sharaxay fikirkiisa ku aaddan qaab...
(Manchester) 25 Nof 2020. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa sharaxaad ka bixiyay aragtidiisa ku aadan qaab ciyaareedka labada xidig Red Devils ee Donny van de Beek iyo...
View ArticleSergino Dest oo ka hadlay goolkiisii ugu horreeyey ee uu xalay u dhaliyey...
(Barcelona) 25 Nof 2020. Sergino Dest ayaa ka hadlay goolkiisii ugu horreeyey ee uu u dhaliyey kooxda Barcelona, waxaana uu xusay inuu aad ugu farraxsan yahay, isla markaana uu u baahnaa inuu dhaliyo...
View ArticleMuxuu ka yiri Koeman kaddib guushii ay Barcelona xalay kaga gaartay kooxda...
(Barcelona) 25 Nof 2020. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ka hadlay guushii weyneyd ay Barca xalay ka gaartay naadiga Dynamo Kyiv, taasoo ka dhigtay in kooxda reer Catalonia ay u soo...
View ArticleRonald Koeman oo u sheegay Macallinka Kooxda Dynamo Kyiv muddada uu...
(Barcelona) 25 Nof 2020. Tababare Ronald Koeman ayaa u sheegay Macallinka Kooxda Dynamo Kyiv muddada uu garoommada ka maqnaan doono Gerard Pique oo dhaawacan. Labada Tababare ee Ronald Koeman iyo...
View ArticleMaxay ahayd sababtii uu Bruno Fernandes rigoorada u siiyey Rashford, xilli...
(Manchester) 25 Nof 2020. Laacibka khadka dhexe ee Kooxda Manchester United, Bruno Fernandes ayaa helay fursad uu ku dhalin karay saddexleey kulankii xalay ay guusha ka gaareen Istanbul Basaksehir....
View ArticleRASMI: FIFA oo ku dhawaaqday liiska Musharraxiinta ku tartamaya Laacibka,...
(Yurub) 25 Nof 2020. Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa ku dhawaaqay liiska musharraxiinta ku tartami doona Laacibka, Tababaraha, Goolhayaha iyo Goolkii ugu fiicnaa sanadkan 2020 ee FIFA THE...
View Article