Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Inter Milan iyo Real Madrid ee...

(Madrid) 25 Nof 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Inter Milan iyo Real Madrid ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxda Inter Milan ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Real Madrid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man City oo u gudubtay wareega 16-ka ee Champions League kaddib markii ay...

(Manchester) 25 Nof 2020. Manchester City ayaa guul ka soo heshay kooxda Olympiacos oo ay ku booqatay garoonka Karaiskaki Stadium, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-1, ciyaar qeyb ka aheyd Kulamo ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid oo guul gaartay, Liverpool oo la garaacay & guud ahaan...

(Yurub) 26 Nof 2020. Waxaa caawa la ciyaaray ciyaaro aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada afaraad wareega Group-yada tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan 2020/21. Kooxaha Real Madrid,...

View Article

Muxuu ka yiri Raphaël Varane kaddib guushii ay Real Madrid ka gaartay kooxda...

(Yurub) 26 Nof 2020. Daafaca reer France iyo kooxda Real Madrid ee Raphaël Varane ayaa ka hadlay guushii ay xalay Los Blancos kaga gaartay naadiga Intar Milan tartanka xiisaha badan ee tartanka...

View Article

Jürgen Klopp oo ka hadlay guuldarradii Liverpool ka soo gaartay kooxda Atalanta

(Yurub) 26 Nof 2020. Macalinka reer Germany iyo kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa aaminsan in Reds ay u qalantay in laga adkaado kulankii xalay ee Champions League. Kooxda kubadda cagta Atalanta oo...

View Article


“Farqi weyn ayaa u dhexeeya Real Madrid iyo Inter Milan” – Antonio Conte

(MIlano) 26 Nof 2020. Tababaraha Inter Milan ee Antonio Conte ayaa qirtay in kooxdiisa ay aad uga fogtahay heerka Real Madrid, kaddib ciyaartii labada koox ay xalay ku wada ciyaareen garoonka Giuseppe...

View Article

Michael Owen oo si caro leh kaga hadlay guuldarradii xalay Liverpool kasoo...

(Liverpool) 26 Nof 2020. Halyeeyga kubadda cagta England iyo kooxda Liverpool ee Michael Owen ayaa muujiyay sida uu kaga carooday qaab ciyaaeedka Reds inta lagu gudi jiray ciyaartii ay xalay la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb...

(Madrid) 29 Nof 2020. Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qeyb galaya kulanka adag Shakhtar Donetsk ee tartanka Champions League. Real Madrid ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababare Ronald Koeman oo shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb...

(Barcelona) 01 Dis 2021. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa ee uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee tartanka UEFA Champions League. Barcelona ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Shakhtar Donetsk iyo Real Madrid ee...

(Yurub) 01 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Shakhtar Donetsk iyo Real Madrid ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxda Shakhtar Donetsk ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Real...

View Article

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Ajax ee Champions League oo...

(Liverpool) 01 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Ajax ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxda Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Ajax si ay u wada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shakhtar Donetsk oo markii labaad guul ka gaartay kooxda Real Madrid … +SAWIRRO

(Yurub) 01 Dis 2021. Shakhtar Donetsk ayaa guul ka gaartay kooxda Real Madrid oo marti ugu aheyd garoonkee Stadion NSK Olimpiyskiy, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-0, ciyaar qeyb ka aheyd kulamada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Liverpool oo u gudubtay wareega 16-ka & guud ahaan natiijooyinka...

(Liverpool) 02 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa iska xaadirisay wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions League, kaddib markii ay naadiga Ajax kaga adkaatay 1-0, ciyaar qeyb ka aheyd...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Manchester United vs Paris Saint-Germain… (Red Devils oo hal dhibic...

(Manchester) 02 Dis 2020. Manchester United ayaa kaliya hal dhibic u jirta inay xaqiijiso booskeeda wareegga 16-ka Champions League iyadoo ay u harsan yihiin labo kulan. Kooxda Ole ayaa caawa...

View Article

Chelsea, Barcelona, Juventus, Man United, PSG iyo Borussia Dortmund – Ka bogo...

(Yurub) 02 Dis 2021. Waxaa caawa la ciyaari doonaa kulamada Shanaad heerka Group-yada ee tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League kal ciyaareedkan 2020/21. Kooxaha waa weyn ee caawa ciyaaraya...

View Article


Siddeeda Kooxood ee u soo baxay wareegga 16-ka Champions League & Kooxaha...

(Yurub) 02 Dis 2020. Waxaa halkaan idin kula wadaagi doonaa siddeeda Kooxood ee u soo baxay illaa iyo haatan wareegga 16-ka Champions League iyo kuwa xaqiijiyey inay tartankan koobka horyaallada Yurub...

View Article

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Paris Saint-Germain ee...

(Manchester) 02 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Paris Saint-Germain ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxda Manchester United ayaa soo dhaweyn...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo guul ka gaartay Man United & guud ahaan natiijooyinka kulammadii caawa...

(Manchester) 03 Dis 2021. Kooxda Paris Saint-Germain ayaa guul ay u qalantay kaga soo gaartay Manchester United garoonka Old Trafford, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 1-3, ciyaar qeyb ka aheyd...

View Article

“Waxa aan runtii doonayo waa inaan markale la ciyaaro Messi.” _ Neymar Jr

(Yurub) 03 Dis 2021. Xiddiga reer Brazil iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ayaa carabka ku adkeeyay inuu doonayo inuu markale la ciyaaro saaxiibkiis hore ee Lionel Messi. Neymar Jr ayaa kaga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Chelsea ayaa ka fiican Barcelona iyo Real Madrid.”– Glenn Hoddle

(London) 03 Dis 2020. Laacibkii hore khadka dhexe kooxda Chelsea ee Glenn Hoddle ayaa sheegay in Blus ay xilligan la joogo ka fiican tahay kooxaha Barcelona iyo Real Madrid. Kooxda Chelsea ayaa xalay...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live