Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Iker Casillas oo ka hadlay mustaqbalka Zidane iyo Ramos ee kooxda Real Madrid

(Madrid) 04 Dis 2021. Iker Casillas ayaa xaqiijiyay in Zinedine Zidane uu u qalmo inuu kusii sugnaado hogaanka kooxda Real Madrid isla markaana uu awoodo inuu ka baxo xaallada adag iyo natiijooyinka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: RB Leipzig vs Manchester United… (Maxay u baahan yihiin labada koox...

(Leipzig) 08 Dis 2020. Dagaal adag ayaa dhex mari doona kooxaha RB Leipzig iyo Manchester United marka ay caawa isku wajahaan kulanka ugu dambeeya ee marxaladda Guruubyada tartanka Champions League...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Barcelona vs Juventus… (Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo oo...

(Barcelona) 08 Dis 2020. Markii ugu horreysay muddo labo sano kaddib ah, waxaa garoommada kubadda cagta lagu arki doonaa Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo oo ku wada jira xeyndaabka cagaaran ee...

View Article

Chelsea, Juventus, Barcelona, Man United iyo PSG – Ka bogo guud ahaan...

(Yurub) 08 Dis 2020. Waxaa caawa la ciyaari doonaa kulamada ugu dambeeya ee marxaladda Guruubyada tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League, kal ciyaareedkan 2020/21. Kooxaha waa weyn ee caawa...

View Article

Bonucci oo sheegay sida lagu joojin karo Messi kahor kulanka ay Barcelona ku...

(Yurub) 08 Dis 2020. Kabtanka kooxda Juventus ee Leonardo Bonucci ayaa aaminsan in qaabka loo joojin karo kabtanka naadiga Barcelona ee Lionel Messi ay tahay in loo maro wada shaqeyn weyn ee dhex marta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronald Koeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb...

(Barcelona) 08 Dis 2020. Tababaraha kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qeyb galaya kulanka adag ee Champions League oo ay caawa ka horjeedaan...

View Article

Muxuu ka yiri xiddiga Real Madrid, Casemiro kulanka dhimashada ee Borussia...

(Madrid) 08 Dis 2020.  Ciyaaryahanka qadka dhexe kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Brazil ee Casemiro ayaa sheegay in kulanka Borussia Mönchengladbach uu muhiimad weyn u leeyahay xiddigaha Los...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mino Raiola oo doortay midka ugu fiican Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo

(Yurub) 08 Dis 2020. Wakiilka caanka ah ee reer Talyaani, Mino Raiola, ayaa kala doortay midka ugu fiican weeraryahanka Barcelona Lionel Messi iyo xiddiga Juventus Cristiano Ronaldo, isagoo dhinaca...

View Article


Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Juventus ee Champions League...

(Barcelona) 08 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Barcelona iyo Juventus ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxda Barcelona ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Juventus si ay u wada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha RB Leipzig iyo Man United ee Champions...

(Germany) 08 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha RB Leipzig iyo Manchester United ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxda RB Leipzig ayaa soo dhaweyn doonta naadiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RB Leipzig oo u gudubtay wareega 16-ka, Juventus oo ka aargudatay Barcelona &...

(Yurub) 09 Dis 2020. Waxaa caawa la ciyaaray ciyaaro ka tirsan kulamada ugu dambeeya ee marxaladda Guruubyada tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League, kal ciyaareedkan 2020/21. Kooxaha waa weyn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Real Madrid vs Borussia Mönchengladbach… (Maxay u baahan tahay Los...

(Madrid) 09 Dis 2020. Naadiga Real Madrid ayaa ku jirta guruubka ugu mashquulka badan tartanka UEFA Champions League xilli ciyaareedkan, waxaana xusid mudan in caawa mid walba oo ka mid ah guruubkan ay...

View Article

Real Madrid, Liverpool, Man City,– Ka bogo guud ahaan kulamada caawa ee...

(Yurub) 09 Dis 2020.Waxaa caawa la ciyaari doonaa kulamada ugu dambeeya ee marxaladda Guruubyada tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League, kal ciyaareedkan 2020/21. Kooxaha waa weyn ee caawa...

View Article


Muxuu ka yiri Ronald Koeman guuldarradii ay kooxdiisa Barcelona kala kulantay...

(Barcelona) 09 Dis 2020. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa xaqiijiyay in guuldaradii kooxdiisa ka soo gaartay naadiga Juventus kulankii xalay ee ka tirsanaa kulamada ugu dambeeya ee marxaladda...

View Article

“Barcelona waxay mareysaa marxalad adag” – Cristiano Ronaldo

(Barcelona) 09 Dis 2020. Weeraryahanka reer Portugal iyo kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii ay xalay kaga gaareen Barcelona garoonka Camp Nou, iyo...

View Article


RIKOORRO: Maxay ka dhig naayeen labadii gool ee uu xalay Cristiano Ronaldo ka...

(Barcelona) 09 Dis 2020. Weeraryahanka reer Portugal iyo kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa sii waday inuu ka yaabsado dhammaan taageerayaasha kubadda cagta, kaddib markii uu kooxdiisa ku...

View Article

Wax ka ogow xilliga la sameyn doono wareegga 16-ka, siddeed-dhammaadka iyo...

(Yurub) 09 Dis 2020. Waxaa caawa la soo af-meeri doonaa heerka Guruubyada ee tartanka UEFA Champions League fasal ciyaareedkan 2020/21. Waxaa jira kooxo xaqiijiyay booskooda wareegga xiga ee 16-ka,...

View Article


Mid ka mid ah xiddigaha kooxda Istanbul Basaksehir oo sheegay inuu Madaxweyne...

(Istanbul) 09 Dis 2020. Ciyaaryahan ka tirsan kooxda Istanbul Basaksehir ayaa lagu soo warramayaa inuu u tagay ciyaartoyda kooxda Paris Saint-Germain si uu ugu sheego inaysan ciyaarta ku laabaneyn,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Borussia Monchengladbach ee...

(Madrid) 09 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid iyo Borussia Monchengladbach ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxda Real Madrid ayaa soo dhaweyn doonta naadiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid oo u gudubtay wareega 16-ka & guud ahaan natiijooyinka kulammadii...

(Yurub) 10 Dis 2020. Real Madrid ayaa iska xaadirisay wareega xiga 16-ka tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League, kaddib markii ay 2-0 kaga adkaatay kooxda Borussia Monchengladbach oo marti ugu...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live