Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Juventus ee Champions League oo la shaaciyey

$
0
0

(Barcelona) 08 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka Barcelona iyo Juventus ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Barcelona ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Juventus si ay u wada ciyaaraan kulanka ugu dambeeya ee Guruubka G ee tartanka UEFA Champions League-ga.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Juventus ee tartanka UEFA Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Barcelona XI: Messi, Pjanic, Alba, Griezmann, Ter Stegen, Lenglet, De Jong, Trincão, R. Araújo, Dest, Pedri

Subs: Busquets, Coutinho, Neto, Braithwaite, Umtiti, Alena, Firpo, Pena, Matheus Fernandes, Riqui Puig, Óscar Mingueza, K. De La Fuente

Juventus XI: Buffon, Ronaldo, Bonucci, Cuadrado, Ramsey, Danilo, Sandro, Morata, Arthur, De Ligt, McKennie

Subs: Szczesny, Pinsoglio, Dybala, Rabiot, Bernardeschi, Bentancur, Chiesa, Kulusevski, Frabotta, M. Portanova, R. Drăgușin, C. Da Graca

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles