(Germany) 08 Dis 2020. Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha RB Leipzig iyo Manchester United ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey.
Kooxda RB Leipzig ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester United si ay u wada ciyaaraan kulanka ugu dambeeya ee Guruubka G ee tartanka UEFA Champions League-ga.
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha RB Leipzig iyo Manchester United ee tartanka UEFA Champions League.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
RB Leipzig XI:
Man United XI:
Gool FM.