Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Kylian Mbappe oo garaacay rikoor uu Lionel Messi ka dhigay Champions League

(France) 10 Dis 2020. Waxaa xalay la ciyaaray kulammadii ugu dambeeyay ee tartanka UEFA Champions League wareeggiisa guruubyada, waxaana ciyaarihii la dheelay kasoo baxay natiijooyin iyo rikoorro kala...

View Article


Wax ka ogow dhammaan kooxaha usoo gudbay wareegga 16-ka tartanka Champions...

(Yurub) 10 Dis 2020. Waxaa soo dhammeystirmay 16-ka koox ee ka qayb gali doona wareegga 16-ka tartanka Champions League, waxaana kooxaha ugu awoodda badan ee tartankan ciyaaraya ay ku soo bexeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Koox u bax-baxsanaysa in wareegga 16-ka Champions League lagu beego midkood...

(Yurub) 12 Dis 2020. Wareegga 16-ka Kooxood koobka horyaallada Yurub ee Champions League ayaa lagu ballansan yahay in maalin kaddib la sameeyo, iyadoo la ogaan doono koox waliba tan ay ku aaddo....

View Article

Wax waliba oo aad uga baahan tahay isku aadka wareegga 16-ka Champions League...

(Nyon) 14 Dis 2020. Isku aadka wareegga 16-ka UEFA Champions League ayaa sida qorshuhu yahay maanta la sameyn doonaa iyadoo koox waliba ay ogaan doonto tan lagu beegay wareeggan. Kooxaha reer England...

View Article

Kooxda ugu fiican ee ay Liverpool wajihi karto iyo kooxda ugu xun oo ay ku...

(Nyon) 14 Dis 2020. Isku aadka wareegga 16-ka UEFA Champions League ayaa sida qorshuhu yahay maanta la sameyn doonaa iyadoo koox waliba ay ogaan doonto tan lagu beegay wareeggan. Kooxda kubadda cagta...

View Article


Kooxda ugu fiican ee ay Manchester City wajihi karto iyo kooxda ugu xun oo ay...

(Nyon) 14 Dis 2020. Isku aadka wareegga 16-ka UEFA Champions League ayaa sida qorshuhu yahay maanta la sameyn doonaa iyadoo koox waliba ay ogaan doonto tan lagu beegay wareeggan. Kooxda kubadda cagta...

View Article

Kooxda ugu fiican ee ay wajihi karto iyo Kooxda ugu xun oo ay ku aadi karto...

(Nyon) 14 Dis 2020. Isku aadka wareegga 16-ka UEFA Champions League ayaa sida qorshuhu yahay maanta la sameyn doonaa iyadoo koox waliba ay ogaan doonto tan lagu beegay wareeggan. Kooxda kubadda cagta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Barcelona vs PSG & Atletico vs Chelsea, Isku aadka wareegga 16-ka...

(Nyon) 14 Dis 2020.  Waxaa goordhow la sameeyey isku aadka wareegga 16-ka Champions League, iyadoo kulammo adag ay ka soo bexeen. Barcelona ayaa lagu beegay PSG, halka kooxda reer England ee Chelsea ay...

View Article


Lampard oo si xooso leh kaga hadlay kulanka ay Atletico Madrid ku wajahayaan...

(London) 15 Dis 2020. Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa xaqiijiyay in kulanka Atletico Madrid ee tartanka UEFA Champions League uu noqon doono mid xiiso badan oo aad u adag. Waxaa shalay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar oo fariin qaas ah u diray Messi ka hor kulanka ay ku wada ciyaarayaan...

(Paris) 15 Dis 2020. Xiddiga reer Brazil iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Jr, ayaa fariin qaas ah u diray saaxiibkiisii ​​hore ee Barcelona Lionel Messi, kahor kulanka ay ku wada ciyaarayaan...

View Article

Muxuu ka yiri Gerard Pique kulanka Barcelona iyo PSG ee wareega 16-ka...

(Barcelona) 18 Dis 2020. Daafaca kooxda Barcelona ee Gerard Pique ayaa carabka ku adkeeyay sida uu u adag yahay kulanka ay kula ciyaari doonaan Paris Saint-Germain wareega 16-ka ee tartanka UEFA...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Naadiga UEFA ee sanadka oo la soo saaray… (Ronaldo, Messi iyo...

(Yurub) 20 Jan 2020. Waxaa goor dhow lagu dhawaaqay 11-ka xiddig ee kusoo baxay kooxda ugu wanaagsan xiriirka UEFA ee sanadka 2020. Kooxdan ayaa ka kooban 11-kii xiddig ee ugu bandhigga wanaagsanaa...

View Article

“Waxaan kula ciyaari doonaa Chelsea meel kasta ay doonayaan.” – Diego Simeone

(Madrid) 12 Feb 2021. Tababaraha Atletico Madrid ee Diego Simeone, ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa ay diyaar u tahay inay kula ciyaarto Chelsea meel kasta, waqti kasta, iyo maalin kasta oo ay doonaan,...

View Article


Kahor kulanka Barcelona iyo PSG – Wax ka ogoow wax qabadka ugu muhiimsanaa...

(Barcelona) 15 Feb 2021. Weeraryahanka Barcelona ee Lionel Messi ayaa isku diyaarinaya tijaabo aad u adag kaddib marka ay kooxda Paris Saint-Germain ku soo dhaweeyaan garoonka Camp Nou Talaadada,...

View Article

“Barcelona waxay garaaci kartaa koox kasta.” – Koeman oo fariin u diray PSG

(Barcelona) 15 Feb 2021. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa u digay naadiga Paris Saint-Germain, kahor kulanka ay ku wada ciyaarayaan lugta hore wareega 16-ka ee tartanka Champions...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pochettino oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha PSG ee ka qeyb galaya...

(Paris) 15 Feb 2021. Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa shaaciyay liiska 22-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono kulanka adag wareega 16-ka tartanka UEFA Champions League...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Barcelona vs Paris Saint-Germain… (Wax waliba oo aad uga baahan...

(Barcelona) 16 Feb 2021. Ku dhowaad afar sano Kooxaha Barcelona iyo Paris Saint-Germain ayaa dib u soo cusbooneysiiya xifaaltankooda garoonka dhexdiisa, waxaana ay isku qaban doonaan kulanka lugta hore...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: RB Leipzig vs Liverpool… (Labada kooxood oo caawa Champions League...

(Budapest) 16 Feb 2021. Garoonka Puskas Arena ee ku yaalla Magaalada Budapest ee dalka Hungary ayaa marti gelin doona lugta hore ee waregga 16-ka Champions League, kaasoo u dhexeeya caawa Kooxaha RB...

View Article

Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Barcelona iyo PSG ee tartanka UEFA...

(Barcelona) 16 Feb 2021.  Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Barcelona iyo Paris Saint-Germain ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda Barcelona ayaa soo dhaweyn doonta naadiga...

View Article

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha RB Leipzig iyo Liverpool ee tartanka UEFA...

(Germany) 16 Feb 2021.  Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha RB Leipzig iyo Liverpool ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda RB Leipzig ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Liverpool si ay...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live