Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liverpool oo guul ka gaartay RB Leipzig kulanka lugta hore wareega 16-ka ee...

(Germany) 17 Feb 2021. Liverpool ayaa guul kaga gaartay kooxda RB Leipzig kulankii lugta hore wareega 16-ka ee tartanka Champions League. Qeybta hore ee kulanka kooxaha RB Leipzig iyo Liverpool ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Paris Saint-Germain oo guul muhiim ah ka soo heshay Barcelona xilli uu...

(Barcelona) 17 Feb 2021. Paris Saint-Germain ayaa guul muhiim ah ka soo heshay kooxda oo ay ku booqatay Barcelona garoonka Camp Nou, xilli uu saddexleey saxiixay Mbappe, kulankii lugta hore wareega...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: FC Porto vs Juventus & Sevilla vs Borussia Dortmund… (Kulammada...

(Porto) 17 Feb 2021. Kooxda FC Porto ayaa soo dhoweyn doonta Juventus, halka Sevilla ay qaabilayso naadiga Borussia Dortmund kulamo qeyb ka ah wareegga 16-ka Champions League. Kooxda reer Portugal ayaa...

View Article

Muxuu Ronald Koeman ka yiri guuldarradii niyadjabka lahayd ee ka soo gaartay...

(Barcelona) 17 Feb 2021. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa xaqiijiyay in Paris Saint-Germain ay ka sareysay kooxdiisa inta ay socotay ciyaartii ay xalay ku wada ciyaareen tartanka...

View Article

Pochettino oo shaaca ka qaaday waxa uu Mbappe u sheegay ka hor kulankii xalay...

(Barcelona) 17 Feb 2021. Tababaraha reer Argantina iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa shaaca ka qaaday waxa uu ugu sheegay xiddigiisa Kylian Mbappe tababarkii ugu dambeeyay...

View Article


Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha FC Porto iyo Juventus ee tartanka UEFA...

(Porto) 17 Feb 2021.  Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha FC Porto iyo Juventus ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda FC Porto ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Juventus si ay u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Sevilla iyo Borussia Dortmund ee...

(Sevilla) 17 Feb 2021.  Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Sevilla iyo Borussia Dortmund ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda Sevilla ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Borussia...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Borussia Dortmund oo guul ka soo gaartay kooxda Sevilla xilli uu Erling...

(Sevilla) 18 Feb 2021. Borussia Dortmund ayaa guul muhiim ah ka soo heshay kooxda oo ay ku booqatay Sevilla garoonka Estadio R. Sanchez Pizjuan, xilli uu xilli Erling Haaland wacdaro dhigay, kulankii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

FC Porto oo garaacday Juventus kulanka lugta hore wareega 16-ka ee Champions...

(Porto) 18 Feb 2021. FC Porto ayaa guul kaga gaartay kooxda Juventus kulankii lugta hore wareega 16-ka ee tartanka Champions League ay ku wada ciyaareen garoonka Estadio do Dragao ee dalka Portugal....

View Article


Haaland: “Waxaa igu kallifay saddexleeydii uu Kylian Mbappe ku dhaliyey Camp...

(Sevilla) 18 Feb 2021. Kaddib markii uu Kylian Mbappe saddexleey ugu shubay Barcelona habeen hore, Erling Haaland ayaa isaguna ahaa geesiga kulankii ka dhacay xalay Spain kaddib markii uu labo jeer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Taasi waa wixii aan ku iri Messi” – Mauricio Pochettino

(Paris) 20 Feb 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa ka hadlay mustaqbalka weeraryahankiisa Kylian Mbappé, oo magaciisa lala xiriirinayo inuu ku biirayo...

View Article

Azpilicueta oo shaaca ka qaaday qaabka ugu fiican ee looga hor istaagi karo...

(London) 23 Feb 2021. Kabtanka kooxda kubadda cagta Chelsea ee Cesar Azpilicuita ayaa ka hadlay kulanka ay caawa kula ciyaarayaan naadiga Atletico Madrid Champions League. Kooxaha Atletico Madrid iyo...

View Article

Suarez oo ka baxay aamusnaanta kaddib markii uu meel fagaare ah ku weeraray...

(Madrid) 23 Feb 2021. Weeraryahanka Atletico Madrid Luis Suarez ayaa go’aansaday inuu ka baxo aamusnaantiisa isla markaana shaaca ka qaado faahfaahinta ka tagistiisa kooxda Barcelona intii lagu...

View Article


Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Atletico Madrid iyo Chelsea ee...

(Bucharest) 23 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Atletico Madrid iyo Chelsea ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha Atletico Madrid iyo Chelsea ayaa caawa ku wda...

View Article

Muxuu Toni Kroos ka yiri wararka Real Madrid la xiriirinaya xiddigaha Mbappé...

(Madrid) 23 Feb 2021. Ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Real Madrid ee Toni Kroos ayaa xaqiijiyay in labada xiddig ee Kylian Mbappé iyo Erling Haaland ay yihiin kuwo cajiib ah, isla markaana ay caawin...

View Article


Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Atalanta iyo Real Madrid ee tartanka...

(Atalanta) 24 Feb 2021.  Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Atalanta iyo Real Madrid ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha Atalanta iyo Real Madrid ayaa caawa ku wda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Mönchengladbach iyo Man City ee...

(Budapest) 24 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Borussia Mönchengladbach iyo Manchester City ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha Borussia Mönchengladbach iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid oo guul dirqi ah ka soo heshay 10 xiddig oo Atalanta ah kulanka...

(Atalanta) 25 Feb 2021. Real Madrid ayaa guul dirqi ah ka soo heshay 10 xiddig oo Atalanta ah kulanka lugta hore wareega 16-ka ee Champions League, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-1, xilli...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester City  oo guul ka gaartay Borussia Mönchengladbach kulanka lugta...

(Budapest) 25 Feb 2021. Manchester City ayaa guul ka gaartay kooxda Borussia Mönchengladbach kulanka lugta hore wareega 16-ka ee Champions League, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-2, xilli...

View Article

“Ku guuleysiga UEFA Champions League, waxaa ugu cadcad…” – Pep Guardiola

(Manchester) 25 Feb 2021. Tababaraha reer Spain iyo naadiga Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay aragtidiisa ah in kooxdiisii ​​hore ee Bayern Munich ay tahay mida haysata fursadaha ugu...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live