Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Sevilla iyo Borussia Dortmund ee tartanka UEFA Champions League oo la shaaciyey

$
0
0

(Sevilla) 17 Feb 2021.  Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Sevilla iyo Borussia Dortmund ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey

Kooxda Sevilla ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Borussia Dortmund si ay u wada ciyaaraan kulan lugta hore wareega 16-ka tartanka UEFA Champions League.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Sevilla iyo Borussia Dortmund kulanka la wada sugayo ee tartanka UEFA Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Sevilla XI:

Image

Borussia XI:

Image

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles