(Atalanta) 24 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Atalanta iyo Real Madrid ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey
Kooxaha Atalanta iyo Real Madrid ayaa caawa ku wda dagaallami doona kulan ka tirsan lugta koowaad ee wareegga 16-ka tartanka UEFA Champions League ciyaar ka dhici doonta garoonka naadiga reer Talyaani ee Gewiss Stadium
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Atalanta iyo Real Madrid kulanka la wada sugayo ee tartanka UEFA Champions League.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Atalanta: Gollini; Toloi, Romero, Djimsiti; Maehle, De Roon, Freuler, Gosens; Pessina; Muriel, Zapata.
Atalanta bench: Rossi, Sportiello, Sutalo, Palomino, Lammers, Caldara, Malinovskyi, Ruggeri, Miranchuk, Ilicic, Pasalic
Real Madrid: Courtois; Lucas Vazquez, Varane, Nacho, Mendy; Modric, Casemiro, Kroos, Isco; Asensio, Vinicius
Real Madrid bench: Lunin, Altube, Mariano Diaz, Arribas, Blanco, Chust, Hugo Duro, Miguel.
Gool FM.