Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Mönchengladbach iyo Man City ee tartanka UEFA Champions League oo la shaaciyey

$
0
0

(Budapest) 24 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Borussia Mönchengladbach iyo Manchester City ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey

Kooxaha Borussia Mönchengladbach iyo Manchester City ayaa caawa ku wda dagaallami doona kulan ka tirsan lugta koowaad ee wareegga 16-ka tartanka UEFA Champions League ciyaar ka dhici doonta garoon dhex-dhexaad ah oo ku yaalla magaalada Budapest ee ah caasimadda dalka Hungary.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Borussia Mönchengladbach iyo Manchester City kulanka la wada sugayo ee tartanka UEFA Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Mönchengladbach XI:

Image

Manchester City XI:

Image

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles