Muxuu Zinedine Zidane ka yiri guushii ay kooxdiisa Real Madrid ka gaartay...
(Madrid) 25 Feb 2021. Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii ay kooxdiisa kaga gaartay Atalanta kulankii lugta hore wareega 16-ka ee UEFA Champions...
View ArticleMauricio Pochettino oo u digay xiddigihiisa kahor kulanka Barcelona ee...
(Paris) 02 Maarso 2021. Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa u digay xiddigihiisa kahor kulanka soo socda ee Barcelona ay ku wada ciyaari doonaan lugta labaad wareega 16-ka...
View Article“Ma doonayo in kuwaan ay ila joogaan Liverpool.” – Jürgen Klopp
(Liverpool) 06 Maarso 2021. Tababaraha reer Germany ee Jürgen Klopp ayaa hadalo kulul ka sheegay xaallada ay hadda ku sugan tahay kooxda Liverpool, iyo go’aankiisa kaga aadan inuu sameeyo heshiisyo...
View ArticlePSG oo heshay war farxad leh kahor kulanka Champions League ay ku soo...
(Paris) 08 Maarso 2021. Warbaahinta Faransiiska ayaa warbixin muhiim ah shaacisay maanta oo Isniin ah arimo ku saabsan xaallada jireed ee xiddiga reer Brazil iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar...
View ArticleHorudhac: Juventus vs FC Porto & Borussia Dortmund vs Sevilla… (Waxyaabaha...
(Turin) 09 Maarso 2021. Kooxda difaacaneysa horyaalka Italy iyo tan reer Portugal ayaa dib u bilaabi doonta loollankooda wareegga quarter-finalka ama siddeed dhammaadka Champions League caawa oo...
View ArticleKoeman oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha kooxdiisa Barcelona uga...
(Barcelona) 09 Maarso 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qeyb galaya kulanka lugta labaad wareega 16-ka UEFA Champions...
View ArticleRASMI: PSG oo shaacisay go’aankeeda ku aadan haddii uu Neymar Jr ciyaari...
(Paris) 09 Maarso 2021. Kooxda reer France ee Paris Saint-Germain ayaa shaacisay in xiddigeeda reer Brazil ee Neymar Jr uu ka maqnaanayo kulanka lugta labaad wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions...
View Article“Ciyaarta Barcelona waxay ku bilaaban doontaa 0-0.” – Mauricio Pochettino
(Paris) 09 Maarso 2021. Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa tilmaamay in kooxdiisu ay kulanka Barcelona ku soo gali doonto sida natiijada inay tahay 0/0. Dhinaca kale...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Juventus iyo FC Porto ee tartanka UEFA...
(Turin) 09 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Juventus iyo FC Porto ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda Juventus ayaa soo dhaweyn doonta naadiga FC Porto si ay u...
View ArticleKooxaha FC Porto iyo Borussia Dortmund oo u gudbay wareega siddeeda ee...
(Turin) 10 Maarso 2021. Kooxaha FC Porto iyo Borussia Dortmund ayaa u gudbay wareega siddeeda ee tartanka UEFA Champions League, kaddib markii ay ka soo gudbeen labada naadig ee Juventus iyo Sevilla....
View ArticleHorudhac: Paris Saint-Germain vs Barcelona… (Miyey Blaugrana sameyn kartaa...
(Paris) 10 Maarso 2021. Waxaa wali dad badan maankooda ka guuxaya guushii soo laabashada lahayd ee taariikhda tartanka Champions League ka gashay baal dahab markii ay Barcelona kasoo laabatay guuldarro...
View ArticleHorudhac: Liverpool vs RB Leipzig… (Fursad intee la eg ayay Reds u heysataa...
(Budapest) 10 Maarso 2021. Kulammada bug-baxda ee wareeggan 16-ka ay isku arkayaan kooxaha Liverpool iyo RB Leipzig ayaa lagu wada ciyaarayaa caasimadda dalka Hungary ee Budapest. Liverpool ayaa caawa...
View ArticleErling Haaland oo dhigay rikoor taariikhi ah oo aysan xitaa sameyn Ronaldo...
(Dortmund) 10 Maarso 2021. Weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund ee Erling Haaland ayaa sameynaya rikoorro iyo taariikho u gaar ah tartanka Champions League. Xiddigan da’da yar ayaa sameynaya...
View Article“Ronaldo ayaa khiyaanay Juventus”… (Maxay tahay sababta ay warbaahinta...
(Turin) 10 Maarso 2021. Cinwaannada ugu waaweyn ee wargeysyada dalka Taliyaaniga ayaa lagu cambaareynayaa weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo kaasoo loo saarinayo eedeynta in Bianconeri...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha PSG iyo Barcelona ee tartanka UEFA...
(Paris) 10 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha PSG iyo Barcelona ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda PSG ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Barcelona si ay u wada...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Liverpool iyo RB Leipzig ee tartanka...
(Liverpool) 10 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Liverpool iyo RB Leipzig ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta naadiga RB...
View ArticleLiverpool oo iska xaadirisay wareega siddeeda ee tartanka Champions League...
(Hungary) 11 Maarso 2021. Liverpool oo iska xaadirisay wareega siddeeda ee tartanka Champions League kaddib markii ay kaga adkaatay 2-0 kooxda RB Leipzig kulanka lugta labaad, Reds ayaa ku soo baxday...
View ArticleParis Saint-Germain oo ka ciribtirtay Barcelona tartanka Champions League una...
(Paris) 11 Maarso 2021. Paris Saint-Germain ayaa tartanka Champions League ka ciribtirtay kooxda Barcelon una gudubtay wareega xiga ee siddeeda, kaadib markii ay barbardhac 1-1 ah ku kala baxeen...
View Article“Waa inaan ku faanaa waxa ay Barcelona ku soo bandhigtay kulankii PSG” – Koeman
(Paris) 11 Maarso 2021. Tababaraha kooxda Barcelona Ronald Koeman ayaa muujiyay sida uu ugu qanacsan yahay ciyaartii kooxdiisa ay la ciyaartay Paris Saint-Germain, lugtii labaad wareega 16-ka ee...
View ArticlePochettino oo xiddig ka tirsan PSG ku ammaanay bandhiga uu ka sameeyay...
(Paris) 11 Maarso 2021. Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa qiray in qaab ciyaareedka goolhaye Keylor Navas intii lagu jiray kulankii lugta labaad ee wareega 16-ka...
View Article