“Ujeedkeena waa Champions League…” – Mohamed Salah
(Yurub) 11 Maarso 2021. Xiddiga reer Massar iyo kooxda Liverpool ee Mohamed Salah, ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii ay ka gaareen naadiga reer Germany ee RB Leipzig kulankii xalay ee...
View ArticleKooxda AC Milan oo ay labo jeer VAR gool ka diiday oo xilli dambe barbaro Man...
(Manchester) 11 Maarso 2021. Kooxaha kubadda cagta ee Manchester United iyo AC Milan ayaa isku garbo dhacay ciyaartii xiisaha badneyd ee ka dhacday garoonka Old Trafford. Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa...
View ArticleRASMI: UEFA oo ku dhawaaqday liiska musharaxiinta abaal-marinta xidiga ugu...
(Yurub) 12 Maarso 2021. Xiriirka Kubadda Cagta Yurub (UEFA) ayaa soo bandhigay magacyada xiddigaha u sharaxan abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa isbuuca koowaad ee kulammada lugta labaad ee...
View ArticleZidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 19-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu...
(Madrid) 15 Maarso 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 19-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono kulanka Atalanta ee lugta labaad wareega 16-ka tartanka UEFA...
View ArticleHorudhac: Real Madrid vs Atalanta… (Los Blancos oo guul la’aan ah afartii...
(Madrid) 16 Maarso 2021. Real Madrid ayaa raadineysa inay ballansato booskeeda wareegga siddeeda Champions League markii ay soo dhaweynayaan Atalanta BC lugta labaad ee wareegga 16ka caawa. Los Blancos...
View ArticleHorudhac: Manchester City vs Borussia Monchengladbach… (Sergio Aguero oo...
(Budapest) 16 Maarso 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa u jeedkeedu yahay caawa inay iska xaadiriso siddeed dhammaadka Champions League, marka ay garoonka Puskas Arena ee Magaalada...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Borussia...
(Budapest) 16 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Borussia Monchengladbach wareega 16-ka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda Manchester City ayaa soo dhaweyn doonta...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Atalanta ee Champions...
(Madrid) 16 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Atalanta wareega 16-ka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda Real Madrid ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Atalanta si ay u...
View ArticleMan City oo si raaxo leh isaga xaadirisay wareega siddeeda Champions League...
(Budapest) 16 Maarso 2021. Manchester City ayaa si raaxo leh isaga xaadirisay wareega siddeed dhamaadka Champions League kaddib markii ay kaga adkaatay Borussia Moenchengladbach 2-0, kulankii lugta...
View ArticleReal Madrid oo u gudubtay wareega siddeeda ee Champions League kaddib markii...
(Madrid) 16 Maarso 2021. Real Madrid ayaa u gudubtay wareega siddeeda ee Champions League kaddib markii ay guul ka gaartay kooxda Atalanta, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-1, kulankii lugta labaad...
View ArticleMuxuu Sergio Ramos ka yiri kaddib guushii ay kooxdiisa Real Madrid ka gaartay...
(Madrid) 17 Maarso 2021. Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa ka hadlay guushii ay Los Blancos ka gaartay Atalanta, kulankii Champions League. Real Madrid ayaa u gudubtay wareega siddeeda...
View ArticleDe Bruyne oo muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii ay kooxdiisa Man...
(Budapest) 17 Maarso 2021. Ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Manchester City ee Kevin De Bruyne ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in kooxdiisu ay u soo baxday wareega Siddeed dhamaadka Champions...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Atletico Madrid ee Champions...
(London) 17 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Atletico Madrid wareega 16-ka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Atletico Madrid si...
View ArticleChelsea oo u gudubtay wareega siddeeda Champions League kaddib markii ay guul...
(London) 18 Maarso 2021.Chelsea ayaa u gudubtay wareega siddeeda Champions League kaddib markii ay guul kaga gaartay kooxda Atletico Madrid 2-0 kulankii lugta labaad wreega 16-ka ee tartankan, waxayna...
View ArticleMuxuu Thomas Tuchel ka yiri kaddib guushii ay kooxdiisa Chelsea ka gaartay...
(London) 18 Maarso 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa ka hadlay guusha ay ka gaareen naadiga Atletico Madrid kulankii xalay ee tartanka UEFA Champions League. Chelsea...
View Article“Salah uma dhawaan doono Ramos!” – Roberto Carlos oo ka hadlay kulanka Real...
(Yurub) 19 Maarso 2021. Halyeeyga reer Brazil iyo kooxda Real Madrid ee Roberto Carlos ayaa ka hadlay isku aadkii tartanka UEFA Champions League ee maanta oo Jimco ah la sameeyay. Waxaa duhurnimada...
View ArticleMuxuu Klopp ka yiri kulanka Liverpool iyo Real Madrid ee tartanka UEFA...
(Liverpool) 19 Maarso 2021. Tababaraha reer Germany iyo kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ka hadlay isku aadkii tartanka UEFA Champions League ee maanta oo Jimco ah la sameeyay. Waxaa duhurnimada...
View ArticleXiddiga ka tirsan Real Madrid oo ka carooday in Kooxdiisa lagu beegay...
(Madrid) 22 Maarso 2021. Xiddig ka tirsan Real Madrid ayaa la soo warinayaa inuu ka xanaaqsan yahay in kooxdiisa lagu beegay naadiga Liverpool tartanka Champions League, iyadoo sababtana shaaca laga...
View ArticleToni Kroos oo dhaawac looga saaray xulka qaranka Jarmalka… (Miyuu seegi...
(Madrid) 24 Maarso 2021. Ciyaaryahanka khadka dhexe u maareeya Kooxda Real Madrid ee Toni Kroos ayaa dib ugu laabtay dalka Spain oo ay kooxdiisu ka dhisan tahay kaddib markii dhaawac looga saaray...
View ArticleMiyey Chelsea ku guuleysan kartaa koob xilli ciyaareedkan? – Ben Chilwell...
(London) 24 Maarso 2021. Daafaca bidix kooxda Chelsea ee Ben Chilwell ayaa si cad u sheegay in blues loo caleemo saari karo tartamada Champions League iyo FA Cup. Blues ayaa u soo baxday semi-finalka...
View Article