Kooxda Chelsea oo war aad u xun ka heshay Isbuuca FIFA ee kulammada caalamiga ah
(Paris) 26 Maarso 2021. Xiriirka kubadda cagta Faransiiska ayaa ku dhawaaqay dhaawaca laacibkooda iyo xiddigga kooxda Chelsea ee N’Golo Kanté, xilli uu ka qeyb galayay ciyaartii ugu dambeysay ay la...
View ArticleKa hor kulammada ay la leeyihiin Kooxaha Liverpool iyo Barcelona, laacib...
(Madrid) 27 Maarso 2021. Ciyaaryahan aad muhiim ugu ah kooxda Real Madrid ayaa dib ugu soo laabtay tababarka naadiga ka hor kulammada ay la kala ciyaari doonaan Liverpool iyo Barcelona ee Champions...
View ArticleWaa kee xiddiga uu indhaha ku hayo Klopp ee Liverpool ay daawan doonto...
(Liverpool) 27 Maarso 2021. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa qorsheynaysa inay daawato xiddig ka tirsan Real Madrid kulanka Champions League oo ay la leeyihiin kooxda ka dhisan caasimadda Spain,...
View Article“Mourinho waxa uu qaaday Champions League isagoo aanan kubbad ciyaarin”–...
(Milano) 29 Maarso 2021. Kooxda kubadda cagta ee Inter Milan ayaa fasalkii 2009-10 ku guuleysatay tartanka Champions League, horyaalka Serie A iyo tartanka Coppa Italia xilligaas oo uu hoggaaminayay...
View ArticleWARBIXIN: Liverpool vs AC Milan… (Fiinaalka Champions League ee ay ka...
(Yurub) 29 Maarso 2021. Fiinaalkii Champions League ee sanadkii 2007 dhex maray kooxaha Liverpool iyo AC Milan ayaanan sameyn taariikh iyo xusuus u dhiganta fiinaalka tartankaas ee 2005 ka dhacay...
View ArticleRASMI: Bayern Munich oo shaacisay mudada uu maqnaanayo Lewandowski… (Miyuu...
(Bayern) 30 Maarso 2021. Weeraryahanka kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa la hubaa inuu seegi doono kulanka wareega siddeed dhamaadka Champions League oo ay la ciyaari doonaan naadiag...
View Article“Messi wuxuu igu eedeeyay inaan anigu feeray.” – Scott McTominay
(Manchester) 02 Abril 2021. Ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Manchester United ee Scott McTominay in Lionel Messi uu ugu eedeeyay si qalad ah inuu dhaawac gaarsiiyay inta lagu guda jiray ciyaartii...
View ArticleJadon Sancho oo seegaya kulanka lugta hore Champions League ee ay kooxdiisa...
(Dortmund) 05 Abriil 2021. Weeraryahanka Kooxda Borussia Dortmund ee Jadon Sancho ayaa la soo warinayaa inuu seegi doono kulanka kooxdiisa ay lugta hore ee siddeed dhammaadka Champions League la...
View ArticleIn Real Madrid la dhayalsanayo, Jurgen Klopp, Eden Hazard & iyo dhammaan...
(Madrid) 05 Abril 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa maanta qabtay shirka jaraa’id ee ka hor ciyaarta habeen dambe kooxdiisa ay leedahay kooxda Liverpool. Labada...
View ArticleRASMI: Safka Real Madrid ee ka qayb galaya ciyaarta Liverpool oo la soo...
(Madrid) 05 Abril 2021. Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa la balansan dhiggeeda Liverpool kulanka lugta koowaad ee wareegga siddeed-dhammaadka tartanka Champions League, waxaana goor dhow lasoo...
View ArticleHorudhac: Real Madrid vs Liverpool, Man City vs Dortmund & Xaqiiqooyinka aad...
(Madrid) 06 Abriil 2021. Laba ka mid ah kooxaha ugu guulaha badan taariikhda Koobka Kooxaha Yurub ayaa madaxa iskula geli doona caasimada Spain habeenka Talaadada, iyadoo Real Madrid ay soo dhaweyn...
View ArticleXiddigaha ka soo ciyaaray England, kuwa isku kooxda soo noqday, kuwa...
(Madrid) 06 Abriil 2021. Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool ayaa caawa kulanka lugta hore ee siddeed dhammaadka Champions League ku wada ciyaari doona caasimadda Spain. Ciyaartan ayaa kulminaysa xiddigo...
View ArticleXiddigaha ka soo ciyaaray Germany iyo England, kuwa isku kooxda soo noqday,...
(Manchester) 06 Abriil 2021. Kooxaha Manchester City iyo Dortmund ayaa caawa kulanka lugta hore ee siddeed dhammaadka Champions League ku wada ciyaari doona garoonka Etihad. Ciyaartan ayaa kulminaysa...
View ArticleKooxda PSG oo shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb galaya kulanka habeen dambe...
(Paris) 06 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta PSG ee ka dhisan caasimadda dalka Faransiiska ayaa shaacisay liiska xiddigaha uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee Bayern Munich. Kooxda uu hoggaamiyo...
View ArticleRASMI: Mid ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan kooxda Bayern Munich oo laga...
(Munich) 06 Abril 2021. Kooxda kubadda cagta ee Bayern Munich ayaa heshay war aan wanaagsaneyn ka hor kulanka ay habeen dambe kula ciyaari doonaan PSG lugta koowaad ee wareegga siddeed-dhammaadka...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man City iyo Borussia Dortmund ee Champions...
(Manchester) 06 Abril 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Borussia Dortmund wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda Manchester City ayaa soo dhaweyn...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool ee Champions...
(Madrid) 06 Abril 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda Real Madrid ayaa soo dhaweyn doonta naadiga...
View ArticleUCL: Manchester City oo guul ka gaartay Borussia Dortmund oo marti ugu aheyd...
(Manchester) 06 Abril 2021. Manchester City ayaa guul ka gaartay Borussia Dortmund oo marti ugu aheyd garoonka Etihad, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, kulankii lugta hore wareega siddeed dhamaadka...
View ArticleReal Madrid oo garoonkeeda Alfredo Di Stefano guul muhiim ah kaga gaartay...
(Madrid) 06 Abril 2021. Real Madrid ayaa garoonkeeda Alfredo Di Stefano guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Liverpool, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-1 kulankii lugta hore wareega siddeed dhamaadka ee...
View ArticleHorudhac: Bayern Munich vs Paris Saint-Germain… (PSG oo doonaysa inay caawa...
(Munich) 07 Abriil 2021. Kooxda difaacaneysa koobkan ee Bayern Munich ayaa isku diyaarinaysa inay markale ku guuleysato tartankan, iyadoo caawa wajahaysa kooxdii xilli ciyaareedkii hore ku garaacday...
View Article