Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man City iyo Borussia Dortmund ee Champions League oo la shaaciyey

$
0
0

(Manchester) 06 Abril 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Borussia Dortmund wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey

Kooxda Manchester City ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Borussia Dortmund si ay u wada ciyaaraan kulanka wareega Siddeeda ee tartanka Champions League

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City iyo Borussia Dortmund kulanka wareega Siddeeda ee tartanka Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Manchester City XI:

Man City XI: Walker, Gundogan, De Bruyne, Mahrez, Cancelo, Stones, Ederson, Ruben Dias, Bernardo, Rodri, Foden.

Keydka Man City: Aguero, Fernandinho, Sterling, Mendy, Laporte, Ake, Zinchenko, Z. Steffen, Jesus, Ferran Torres, Eric Garcia, J. Trafford.

Borussia Dortmund XI:

Dortmund XI: Hummels, Reus, Hitz, Emre Can, Guerreiro, Dahoud, Akanji, Haaland, Morey, J. Bellingham, A. Knauff.

Keydka Dortmund: Piszczek, Burki, Delaney, Meunier, Schulz, T Hazard, Brandt, Passlack, S. Tigges, S. Drljača, Reyna, Reinier.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles