Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool ee Champions League oo la shaaciyey

$
0
0

(Madrid) 06 Abril 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey

Kooxda Real Madrid ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Liverpool si ay u wada ciyaaraan kulanka wareega Siddeeda ee tartanka Champions League

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid iyo Liverpool kulanka wareega Siddeeda ee tartanka Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Madrid XI: Modric, Benzema, Kroos, Courtois, Casemiro, Nacho, Vazquez, F Mendy, Asensio, Militao, Vinicius.

Keydka Real: Marcelo, Isco, Mariano, Odriozola, Valverde, A. Lunin, Víctor Chust, Rodrygo, Altube, Sergio Arribas.

Liverpool XI: Wijnaldum, Alisson, Salah, Mane, Fabinho, Robertson, Naby Keita, Jota, Alexander-Arnold, O. Kabak, N. Phillips.

Keydka Liverpool: Milner, Adrian, Thiago, Shaqiri, Firmino, Oxlade-Chamberlain, B. Davies, Tsimikas, Curtis Jones, R. Williams, Jake Cain, H. Davies.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles