Horudhac: FC Porto vs Chelsea… (The Blues oo doonaysa inay wadada guusha dib...
(Seville) 07 Abriil 2021. Kooxda Chelsea ayaa doonaysa inay wadada guusha dib ugu soo laabato kaddib guuldarradii xanuunka badnayd ee ay kala kulmeen West Bromwich Albion, marka ay u safrayaan...
View ArticleSidee ayuu Erling Haaland kaga falceliyey codsigii kaga yimid caawiyihii...
(Manchester) 07 Abriil 2021. Caawiyaha garsooraha ee Octavian Sovre ayaa weydiisay Erling Haaland saxiixiisa intii lagu sugnaa dusmada garoonka kulankii ay Borussia Dortmund guuldarro 2-1 kala kulantay...
View ArticleThiago Silva oo ka hortagaya kooxdiisii hore, xiddigaha isku kooxda soo...
(Seville) 07 Abriil 2021. Kooxaha FC Porto iyo Chelsea ayaa caawa kulanka lugta hore ee siddeed dhammaadka Champions League ku wada ciyaari doona Magaalada Seville ee dalka Spain. Ciyaartan ayaa...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Bayern Munich iyo Paris Saint-Germain ee...
(Munich) 07 Abril 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Bayern Munich iyo Paris Saint-Germain wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda Bayern Munich ayaa soo dhaweyn doonta...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha FC Porto iyo Chelsea ee Champions League oo...
(Porto) 07 Abril 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha FC Porto iyo Chelsea wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda FC Porto ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Chelsea si ay...
View ArticleChelsea oo guul ka soo heshay kooxda FC Porto kulanka lugta hore siddeed...
(Porto) 07 Abril 2021. Chelsea ayaa guul ka soo heshay kooxda FC Porto oo ay ku booqatay garoonka Estadio R. Sanchez Pizjuan, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-2, kulankii lugta hore siddeed...
View ArticleUCL: PSG oo guul muhiim ah kaga soo heshay Bayern Munich garoonka Allianz...
(Munich) 07 Abril 2021. Paris Saint-Germain ayaa guul ka soo heshay kooxda Bayern Munich oo ay ku booqatay garoonka Allianz Arena, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 2-3, kulankii lugta hore siddeed...
View ArticleJadon Sancho oo dib ugu soo laabtay tababarka kooxda Borussia Dortmund ka hor...
(Dortmund) 12 Abriil 2021. Jadon Sancho ayaa dib ugu soo laabtay tababarka kooxdiisa Borussia Dortmund, kaddib muddo bil ah oo uu la maqnaa dhaawac muruqa ah. Kooxda Borussia Dortmund ayaa isku...
View ArticleZidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 21-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu...
(Madrid) 12 Abriil 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 21-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono kulanka Liverpool ee lugta labaad wareega Siddeed dhmaadka...
View Article“Maalin uun ayuu ku guuleysan doonaa Ballon d’Or.” – Hans Flick oo ammaanay...
(Munich) 12 Abriil 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee Hans Flick ayaa ammaanay xiddiga Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé, kahor kulanka ay ku wada ciyaari doonaan lugta labaad...
View ArticleHorudhac: Paris Saint-Germain vs Bayern Munich… (Kooxda Jarmalka oo doonaysa...
(Munich) 13 Abriil 2021. Kooxda difaacaneysa koobkan ee Bayern Munich ayaa isku diyaarinaysa inay markale ku guuleysato tartankan, iyadoo caawa wajahaysa kooxdii xilli ciyaareedkii hore ay ku garaacday...
View ArticleHorudhac: Chelsea vs FC Porto… (The Blues oo hal lug la sii gashay afar...
(Seville) 13 Abriil 2021. Iyadoo hal lug la sii gashay afar dhammaadka Champions League ayay kooxda Chelsea markale u safreysaa magaalada Seville, halkaasoo iyadoo gurigeeda loo xisaabinayo ay lugta...
View ArticleRASMI: Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos oo uu ku dhacay Korona Fayras
(Madrid) 13 Abriil 2021. Daafaca dhexe ahna kabtanka Kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa laga helay Korona Fayras. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku dhawaaqday in kabtankeeda Sergio Ramos uu...
View ArticleLabo xiddig oo Chelsea u ciyaara, shan ciyaaryahan oo Liverpool ka tirsan,...
(Yurub) 13 Abriil 2021. Xiddiga Paris Saint-Germain ee Neymar Jr iyo weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund ee Erling Braut Haaland ayaa hoggaaminaya xiddigaha ganaaxa la kulmi doono kulammada lugta...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Paris Saint-Germain iyo Bayern Munich ee...
(Paris) 13 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Paris Saint-Germain iyo Bayern Munich wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey. Neymar & Mbappe ayaa wajahaya caawa...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo FC Porto ee tartanka Champions...
(London) 13 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo FC Porto wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxda Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta naadiga FC Porto si...
View ArticleKooxaha Paris Saint-Germain iyo Chelsea oo u gudbay wareega afar dhamaadka...
(Paris) 13 Abriil 2021. Kooxda Bayern Munich ayaa kaga soo adkaatay 0-1 kooxda Paris Saint-Germain oo ay ku booqatay garoonka Parc des Princes, kulankii lugta labaad wareega siddeed dhamaadka tartanka...
View ArticleHorudhac: Liverpool vs Real Madrid… (Zidane oo wajahaya maareynta dhaawac...
(Liverpool) 14 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa caawa garoonkeeda kula ciyaari doonta naadiga Real Madrid lugta labaad ee wareegga siddeed-dhammaadka Champions League. Los Blancos...
View ArticleHorudhac: Borussia Dortmund vs Manchester City… (Pep Guardiola oo raadinaya...
(Liverpool) 14 Abriil 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta ee Manchester City ayaa ku gooddiyay in kooxdiisa ay dooneyso ku guuleysiga tartanka Champions League, sidaas darteedna ay caawa u socdaan...
View Article“Ma jirto sabab ay ku baxaan Neymar iyo Mbappe”– Madaxweynaha Kooxda PSG ee...
(Paris) 14 Abriil 2021. Madaxweynaha Kooxda Paris Saint-Germain ee Nasser Al-Khelaifi ayaa rajaynaya in Neymar uu waqti dheer uu kooxda sii joogi doono, si la mid ah Kylian Mbappe oo uu Madaxweynaha...
View Article