“Xitaa haddii uu joogi lahaa Van Dijk, Real Madrid ayaa guuleysan doonta!” –...
(Liverpool) 14 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa caawa garoonkeeda kula ciyaari doonta naadiga Real Madrid lugta labaad ee wareegga siddeed-dhammaadka Champions League. Los Blancos...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Borussia Dortmund iyo Man City wareega...
(Dortmund) 14 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Borussia Dortmund iyo Manchester City wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxda Borussia Dortmund ayaa soo...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Real Madrid wareegga Siddeed...
(Liverpool) 14 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Real Madrid wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxda Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta naadiga...
View ArticleBaskii xiddigaha kooxda Real Madrid u siday garoonka Anfield oo la weeraray
(Liverpool) 14 Abriil 2021. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Liverpool waxaa weerar lagu qaaday Baskii xiddigaha kooxda Real Madrid u siday garoonka Anfield. Kooxda kubadda cagta ee...
View ArticleKooxaha Real Madrid iyo Manchester City oo iska xaadiriyay wareega afar...
(Yurub) 14 Abriil 2021. Manchester City ayaa kaga soo adkaatay 1-2 kooxda Borussia Dortmund oo ay ku booqatay garoonka Signal Iduna Park, kulankii lugta labaad wareega siddeed dhamaadka tartanka...
View ArticleIsku aadka Afar dhammaadka Champions League oo dhammaystirmay & Taariikhda la...
(Yurub) 15 Abriil 2021. Isku aadka afar dhammaadka UEFA Champions League ayaa xalay dhammaystirmay, iyadoo koox weliba ay hore u sii ogeeda labada kooxood ee midkood ay ku beegmi doonto. Real Madrid...
View Article“Waan ka xunnahay inaan baxno, iyadoo la ogyahay in Liverpool ay jeceshahay...
(Liverpool) 15 Abriil 2021. Tababare Jurgen Klopp ayaa ka hadlay sida uu uga xun yahay in Liverpool ay tartanka Champions League ku weyso gacamaha Kooxda Real Madrid oo xalay ka cirib-tirtay...
View Article“Real Madrid had iyo jeer waxay doonaysaa inay wax badan ku guuleysato”–...
(Liverpool) 15 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid waxa ay u gaajaysan tahay inay wax badan ku guuleysato kaddib markii ay reebeen xalay Liverpool, isla markaana ay iska xaadiriyeen afar...
View ArticlePochettino oo fariin u diray Real Madrid iyo Barcelona… (Muxuuse ka yiri...
(Paris) 16 Abriil 2021. Tababaraha Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa xaqiijiyay in maamulka PSG ay tixgelin siinayaan badbaadada xiddigaha kooxda ee Kylian Mbappé iyo Neymar Jr. Warka...
View ArticleUEFA & FIFA oo ka falceliyey horyaalka cusub ee European Super League, Xilli...
(Yurub) 19 Abriil 2021. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA & Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa ka falceliyey horyaalka cusub ee European Super League, xilli horyaalladii waa...
View ArticleKooxda PSG oo maanta meel cidlo ah ka qaadan karta Champions League & Waxa...
(Yurub) 19 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa maanta meel cidlo ah ka qaadan karta koobka Champions League, iyadoo ka faa’iideysanaysa in kooxihii kula soo haray afar dhammaadka...
View ArticleKaddib codeyn maanta la sameeyey, UEFA oo kordhinaysa tirada kooxaha ka qeyb...
(Yurub) 19 Abriil 2021. Guddiga fulinta xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa la soo warinayaa inay u codeeyeen maanta in la kordhiyo tirada kooxaha ka qeyb galaya tartanka Champions League. Sida...
View ArticleMaxay tahay faa’idada dhaqaale ee ay heli doonaan kooxaha ka qayb noqday...
(Yurub) 19 Abril 2021. Kubadda cagta ayaa maanta guuxeysa kaddib markii xalay lagu dhowaaqay tartanka cusub ee European Super League, waxaana qoraalkan kooban ku eegeynaa dhaqaalaha ay kooxaha...
View ArticleUEFA oo go’aan kasoo saartay kooxaha ka qayb galaya Champions League iyo...
(Yurub) 19 Abriil 2021. Shan ka mid ah siddeedda koox ee ku sugan wareegyada nus-dhammaadka ee tartammada Champions League iyo Europa League ayaa saxiixay heshiiska ka qayb noqoshada tartanka cusub ee...
View ArticleMadaxweynaha xiriirka kubadda cagta Yurub oo ka hadlay haddii gabi ahaanba la...
(Yurub) 22 Abriil 2021. Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ka hadlay suurto-galnimada haddii gabi ahaanba la kansalayo kulanka u dhexeeya Kooxaha Real Madrid iyo Chelsea ee...
View ArticleMiyuu guddiga fulinta ee xiriirka UEFA ku ciqaabi karaa Real Madrid bilawga...
(Yurub) 22 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa dusha loo saaray aragtida aas-aaska tartanka European Super League, iyadoo ay wali baaqi kula tahay tartankan kooxda Barcelona maadaama...
View Article“Waxaan xaq u leenahay inaan ka qeyb galno Champions League.” – Zinedine Zidane
(Madrid) 23 Abriil 2021. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyay in Los Blancos ay xaq u leedahay inay ciyaarto semi-finalka Champions League, isagoo tilmaamay inay tahay...
View ArticleMiyuu Kovacic dheeli doonaa kulanka Champions League ee ay kooxdiisa Chelsea...
(London) 24 Abriil 2021. Kooxaha kubadda cagta ee Real Madrid iyo Chelsea ayaa ku balansan kulanka lugta koowaad ee wareegga nus dhammaadka Champions League toddobaadkan. Ciyaaryahanka khadka dhexe...
View ArticleKylian Mbappe oo ka dhaawacmay PSG kaliya afar maalmood ka hor kulanka afar...
(Paris) 25 Paris 2021. Kylian Mbappe ayaa ka dhaawacmay Kooxda PSG kaliya afar maalmood ka hor kulanka ay la leeyihiin Naadiga Manchester City ee afar dhammaadka Champions League. Daqiiqaddii 87-aad...
View ArticleMiyuu Toni Kroos u ciyaari doonaa Real Madrid kulanka Champions League ee ay...
(Madrid) 26 Abriil 2021. Kooxaha kubadda cagta ee Real Madrid iyo Chelsea ayaa habeen dambe oo Talaado ah ku balansan kulanka lugta koowaad ee wareegga semi-finalka Champions League ciyaar ka dhici...
View Article