Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Real Madrid wareegga Siddeed dhamaadka Champions League oo la shaaciyey

$
0
0

(Liverpool) 14 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Real Madrid wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Real Madrid si ay u wada ciyaaraan kulanka lugta labaad wareega Siddeed dhamaadka ee tartanka Champions League

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Real Madrid kulanka lugta labaad wareega Siddeed dhamaadka ee tartanka Champions League.

Salah iyo Benzema ayaa ku bilowday safka hore ee kulanka caawa, halka Jota uu kursiga keydka kululeynayo.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Liverpool XI:

Liverpool XI: Milner, Wijnaldum, Alisson, Firmino, Salah, Mane, Fabinho, Robertson, Alexander-Arnold, O. Kabak, N. Phillips.

Keydka Liverpool: Adrian, Thiago, Shaqiri, Oxlade-Chamberlain, B. Davies, Naby Keita, Tsimikas, Jota, R. Williams, Jake Cain, Leighton Clarkson, H. Davies.

Real Madrid XI:

Real Madrid XI: Modric, Benzema, Kroos, Courtois, Casemiro, Nacho, F Mendy, Asensio, Valverde, Militao, Vinicius.

Keydka: Marcelo, Isco, Mariano, Odriozola, A. Lunin, Víctor Chust, Rodrygo, Altube, Marvin, Sergio Arribas.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles