Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Borussia Dortmund iyo Man City wareega Siddeed dhamaadka Champions League oo la shaaciyey.

$
0
0

(Dortmund) 14 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Borussia Dortmund iyo Manchester City wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Borussia Dortmund ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Manchester City si ay u wada ciyaaraan kulanka lugta labaad wareega Siddeed dhamaadka ee tartanka Champions League.

Sterling ayaa keydka Man City ku bilowday, waxaana safka hore ee kulankan labada dhinac ku wada bilowday Reus, Gundogan & De Bruyne.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Borussia Dortmund iyo Manchester City kulanka lugta labaad wareega Siddeed dhamaadka ee tartanka Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Borussia Dortmund XI:

Dortmund XI: Hummels, Reus, Hitz, Emre Can, Guerreiro, Dahoud, Akanji, Haaland, Morey, J. Bellingham, A. Knauff.

Keydka Dortmund: Piszczek, Burki, Meunier, Schulz, T Hazard, Brandt, Passlack, S. Tigges, S. Drljača, Reyna, Raschl, Reinie.

Manchester City XI:

Man City XI: Walker, Gundogan, De Bruyne, Mahrez, Stones, Ederson, Zinchenko, Ruben Dias, Bernardo, Rodri, Foden.

Keydka Man City: Fernandinho, Sterling, Cancelo, Mendy, Laporte, Ake, Z. Steffen, Jesus, Ferran Torres, Eric Garcia, J. Trafford.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles