Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Zinedine Zidane oo saaray safka kooxdiisa Real Madrid ee ka hor tagi...

(Madrid) 26 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa habeen dambe soo dhoweyn doonta kooxda Chelsea ciyaarta lugta hore ee wareegga nus-dhammaadka Champions League kulan ka dhici doona...

View Article


Tuchel oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska 24 ciyaaryahan ee kooxda Chelsea...

(London) 26 Abriil 2021. Tababaraha reer Germany iyo kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa ku dhawaaqay liiska 24 ciyaartoy uu ku shaqeyn doono kulanka ay Real Madrid ku booqan doonaan garoonka Alfredo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Real Madrid vs Chelsea… (Xaqiiqooyinka aad uga baahan tahay inaad...

(Madrid) 27 Abriil 2021. Kaddib jahawareerkii uu sababay tartanka cusub ee European Super League, kaasoo weli maskaxdooda ka sii guuxaya ayaa haddana kooxaha Real Madrid iyo Chelsea waxa ay caawa wada...

View Article

Tababare Thomas Tuchel oo u hanjabay Kooxda Real Madrid ka hor kulankooda...

(Madrid) 27 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa leh qibrad ku filan oo ku aaddan tartanka Champions league, laakiin Tababare Thomas Tuchel ayaa ku adkeysanaya in Chelsea ay niyad-jab iyo...

View Article

Miyuu Kabtanka PSG taam u yahay inuu ku soo bilowdo safka hore kulanka habeen...

(Paris) 27 Abriil 2021. Paris Saint-Germain ayaa la soo warinayaa inay dib u heli doonto Kabtankeeda Marquinhos oo uu ku soo bilowdo safka hore kulanka ay wajahayaan Manchester City. Marquinhos ayaa...

View Article


“Tani waa waxa dhici lahaa haddii uu Neymar la sii joogi lahaa Barcelona.” –...

(Manchester ) 27 Abriil 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa muujiyay sida uu ula dhacsan yahay ciyaaryahanka reer Brazil ee Neymar Jr, isagoo carabka ku adkeeyay...

View Article

Muxuu Mahrez ka yiri kulanka ay PSG ku wajahayaan lugta hore ee afar...

(Manchester ) 27 Abriil 2021. Ciyaaryahanka Manchester City ee Riyad Mahrez ayaa sheegay in kooxdiisa ay ka go’an tahay inay ka gudubto niyad jabkii hore ee Champions League, isagoo isla waqtigaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxaha Real Madrid iyo Chelsea oo bar-bardhac ku kala baxay kulanka lugta...

(Madrid) 27 Abriil 2021. Kooxaha Real Madrid iyo Chelsea ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Alfredo Di Stefano, kulanka lugta hore afar dhammaadka Champions League, kaddib markii ay ku kala baxeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Paris Saint-Germain vs Manchester City… (Xaqiiqooyinka aad uga...

(Paris) 28 Abriil 2021. Riyada ku guuleysiga koobka Champions League ayaa la damin doonaa mid ka mid ah Kooxaha Paris Saint-Germain ama Manchester City kulanka caawa, iyadoo labada koox ay isku qaban...

View Article


Yaa guulo badan Pep Guardiola iyo Mauricio Pochettino ka hor kulanka caawa ee...

(Paris) 28 Abriil 2021. Labada tababare ee Pep Guardiola iyo Mauricio Pochettino ayaa caawa ku kulmi doona kulanka lugta hore ee afar dhammaadka Champions League, iyagoo kala hoggaaminaya labada...

View Article

Muxuu ka dhignaa goolkii uu xalay Christian Pulisic ka dhaliyey Kooxda Chelsea??

(Madrid) 28 Abriil 2021. Xiddiga xulka qaranka Mareykanka ee Christian Pulisic ayaa gool dhaliyey kulankii xalay ee afar dhammaadka Champions League, kaasoo uu rikoor ku sameeyey. Christian Pulisic...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Eden Hazard: “Real Madrid waxa ay u socotaa inay guuleysato lugta labaad ee...

(Madrid) 28 Abriil 2021. Eden Hazard ayaa shaaca ka qaaday in Kooxda Real Madrid ay indhaha ku hayso inay guuleysato lugta labaad ee ay wajahayaan Chelsea, kaddib markii ay xalay lugta koowaad barbaro...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar Jr oo sharraxay sababta uusan uga fikirin ku guuleysiga Ballon d’Or

(Paris) 28 Abriil 2021. Kooxda kubadda cagta ee Paris Saint-Germain ayaa caawa kulanka lugta hore ee wareegga nus-dhammaadka Champions League la ciyaari doonto kooxda Manchester City iyadoo wareeggan...

View Article


Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Paris Saint-Germain iyo Man City ee...

(Paris) 28 Abriil 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Paris Saint-Germain iyo Manhester City wareega Afar dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda Paris Saint-Germain ayaa soo dhaweyn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man City oo guul soo laabasho ah kaga soo gaartay PSG garoonkeeda Parc des...

(Madrid) 28 Abriil 2021. Manchester City ayaa guul soo laabasho ah kaga soo gaartay PSG garoonkeeda Parc des Princes kulanka lugta hore afar dhammaadka Champions League, kaddib markii ay kaga soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: UEFA oo ku dhawaaqday afarta ciyaaryahan ee ku tartamaya abaal-marinta...

(Yurub) 29 Abriil 2021. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay Magacyada afarta ciyaaryahan ee ku tartami doona abaal-marinta laacibkii ugu fiicnaa todobaadkan tartanka...

View Article

UEFA oo war ka soo saartay sida laga yeelayo Final-ka Champions League...

(Yurub) 29 Abriil 2021. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa xaqiijiyey in Final-ka Champions League 2021 ee Magaalada Istanbul uu ka dhacayo Magaaladaas oo uu u sii socon doono sidii...

View Article


“Aamus”– Marco Verratti oo canaantay Pep Guadriola intii ay socotay ciyaartii...

(Paris) 29 Abriil 2021. Kaamirooyinka iyo makaroofannada garoonka Parc des Princess ayaa soo qabtay xiddiga khadka dhexe kaga ciyaara kooxda Paris Saint-Germain ee Marco Verratti oo si kulul ugu...

View Article

Raphael Varane oo shaki laga gelinayo ciyaarista kulanka Real Madrid ay...

(Madrid) 02 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa wajaheysa cabsi kale oo ku aaddan inay kulanka Chelsea ee Champions League toddobaadkan weyso daafac kale maadaama haatan shaki badan la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Kooxda PSG oo shaacisay liiska xiddigaha ay kala hortagayso Kooxda Man...

(Paris) 03 Maajo 2021. Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey liiska xiddigaha kooxda PSG ay kala hortagayso naadiga reer England ee Manchester City lugta labaad ee afar dhammaadka Champions League, kaasoo...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live