RASMI: Garsooraha dhex-dhexaadin doonta kulanka lugta labaad ee afar...
(London) 03 Maajo 2021. Waxaa la shaaciyey garsooraha dhex-dhexaadin doona kulanka lugta labaad ee afar dhammaadka Champions League kaasoo magaalada London ku dhex mari doona kooxaha Chelsea iyo Real...
View ArticleRASMI: Kooxda Real Madrid oo xaqiijisay haddii Raphael Varane uu ciyaarayo...
(Madrid) 03 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa war rasmi ah ka soo saartay haddii ciyaaryahankeeda daafaca ee Raphael Varane uu seegayo kulanka ay la leeyihiin Chelsea ee Champions...
View ArticleNeymar Jr oo diray fariin kulul kahor kulanka dhex mari doona kooxaha Man...
(Paris) 03 Maajo 2021. Xiddiga kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ayaa xaqiijiyay inuu sameyn doono wax walba oo karaankiisa ah si uu ugu suurtogaliyo kooxda reer France, inay u soo...
View ArticleTuchel oo shaaca ka qaaday go’aankiisa kaga aadan haddii uu ciyaarayo Rüdiger...
(London) 03 Maajo 2021. Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa shaaca ka qaaday go’aankiisa kaga aadan haddii uu ciyaarayo Antonio Rüdiger kulanka habeenka Arbacada ee Real Madrid. Antonio...
View ArticleHorudhac: Manchester City vs Paris Saint-Germain… (Maxay kaga dhigan tahay...
(Manchester) 04 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta ee Manchester City oo hal lug kula jirta fiinaalka tartanka Champions League ayaa caawa ciyaarta lugta labaad ee wareegga nus-dhammaadka la ciyaari...
View ArticleKaddib Sergio Ramos, Xiddig kale oo si buuxda ugu soo laabtay tababarka Real...
(Madrid) 04 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa habeen dambe safar u aadeysa garoonka Stamford Bridge ee magaalada London si ay ciyaarta lugta labaad ee wareegga nus-dhammaadka...
View ArticleMahrez oo ku dhashay Faransiiska, xiddigaha isku kooxda soo noqday, kuwa...
(Manchester) 04 Maajo 2021. Kooxaha Manchester City iyo Paris Saint-Germain ayaa caawa kulanka lugta labaad ee siddeed dhammaadka Champions League ku wada ciyaari doona Magaalada Manchester ee dalka...
View ArticleRASMI: 10 Kooxood oo xaqiijiyey inay u soo baxeen tartanka UEFA Champions...
(Yurub) 04 Maajo 2021. Tartanka xiisaha leh ee UEFA Champions League ayay koox weliba tartan u gashaa sidii ay xilli ciyaareedka xiga uga soo muuqan lahayd. Haddaba waxaa illaa iyo haatan xaqiijiyey...
View ArticleRASMI: Kooxda Real Madrid oo shaacisay liiska xiddigaha ay kala hortagayso...
(London) 04 Maajo 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha Kooxda Real Madrid ee ka qeyb-galaya kulanka habeen dambe ay booqan doonaan naadiga Chelsea, iyadoo xiddigo muhiim ah ay soo laabtaan. Kooxda...
View ArticleMarcelo oo Kooxdiisa Real Madrid ula safray Magaalada London… (Maxaa...
(Madrid) 04 Maajo 2021. Daafaca bidix ee Kooxda Real Madrid, Marcelo ayaa gutay waajibaadkiisa muwaadinnimo ee doorashada Madrid, waxaana uu ka shaqeynayay qeybta codeynta ee xarunta Alcobendas. Kooxda...
View Article“Tani waa waxa aan u baahan nahay inaan sameyno si aan uga takhalusno Real...
(London) 04 Maajo 2021. Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa qabtay shir jaraa’id uu kaga hadlayay kulanka kooxdiisa ay la ciyaari doonto Real Madrid lugta labaad ee semi-finalka Champions...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Manchester City iyo Paris...
(Manchester) 04 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Paris Saint-Germain wareega Afar dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxda Manchester City ayaa soo dhaweyn...
View ArticleMan City oo iska xaadirisay finalka Champions League kaddib markii ay...
(Manchester) 04 Maajo 2021. Manchester City ayaa iska xaadirisay finalka tartanka UEFA Champions League kaddib markii ay ku garaacday kooxda Paris Saint-Germain oo marti ugu aheyd garoonka Etihad 2-0,...
View ArticleHorudhac: Chelsea vs Real Madrid… (Xaqiiqooyinka aad uga baahan tahay inaad...
(London) 05 Maajo 2021. Kaddib lugtii ugu horreysay ee xiisaha iyo roobka lahayd ee ka dhacday caasimada Spain, Chelsea ayaa isku diyaarineysa inay Real Madrid ku soo dhaweyso caawa garoonkeeda...
View ArticleManchester City oo noqotay Kooxdii 42-aad ee gaartay Final-ka Koobka...
(Manchester) 05 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa markii ugu horreysay xalay iska xaadirisay final-ka UEFA Champions League, kaddib markii ay minin iyo marti u garaaceen PSG....
View ArticleMarcos Alonso oo ku dhashay Magaalada Madrid, Hazard oo ka hor tagaya...
(London) 05 Maajo 2021. Kooxaha Chelsea iyo Real Madrid ayaa caawa kulanka lugta labaad ee afar dhammaadka Champions League ku wada ciyaari doona Magaalada London ee caasimadda Ingiriiska. Kulankii...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea iyo Real Madrid ee Champions...
(London) 05 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Real Madrid wareega Afar dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxda Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Real Madrid...
View ArticleChelsea oo u soo baxday finalka Champions League kaddib markii ay ka adkaatay...
(London) 05 Maajo 2021. Chelsea ayaa u soo baxday finalka tartanka UEFA Champions League kaddib markii ay ku garaacday kooxda Real Madrid oo marti ugu aheyd garoonka Stamford Bridge 2-0, kulankii lugta...
View ArticleRASMI: Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA oo shaaciyey afarta xiddig ee ku...
(Yurub) 06 Maajo 2021. Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa shaaciyey liiska afarta xiddig ee ku tartami doona xiddigii ugu fiicnaa tartanka labadii kulan ee xalay iyo habeen hore ee afar...
View ArticleMaxay ka dhigan tahay in labada kooxood ee Ingiriiska, Manchester City iyo...
(London) 06 Maajo 2021. Kooxaha Manchester City iyo Chelsea ayaa isku wajihi doona final-ka Champions League ee 29 bisha May, waxaana ay ku wada ciyaari doonaan garoonka Ataturk Olympic, Magaalada...
View Article