Ramos oo fariin kulul diray kaddib markii Real Madrid laga reebay Champions...
(Madrid) 06 Maajo 2021. Daafaca reer Spain iyo kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa fariin kulul ku diray bartiisa rasmiga ah ee Twitter-ka, kaddib markii ay xalay isaga hareen tartanka UEFA...
View Article“Liverpool uma soo bixi doonto Champions League, laakiin…” – Jürgen Klopp
(Liverpool) 07 Maajo 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ka soo muuqday shir jaraa’id, kahor kulanka ay habeen dambe kula ciyaari doonaan naadiga Southampton horyaalka...
View ArticleDowladda Ingiriiska iyo UEFA oo maanta kulan ku balansan…(Maxaa loogaga...
(England) 10 Maajo 2021. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee magaciisa loo soo gaabiyo UEFA ayaa lagu soo warramayaa inuu maanta wada xaajood la billaabayo dowladda UK si ay kaga la xaajooto...
View ArticleThiago Silva oo rajaynaya inay Champions League isku wajihi doonaan Kooxda AC...
(Milan) 11 Maajo 2021. Daafaca Kooxda Chelsea ee Thiago Silva ayaa rajanaya inuu AC Milan ku wajihi doono tartanka Champions League xilli ciyaareeka soo socda, laakiin wuxuu qiray inay ahayd wax laga...
View Article“U soo bixitaanka Champions League aniga ahaan way ka muhiimsan tahay ku...
(London) 18 Maajo 2021. Tababaraha Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa hoos u dhigay tartamada maxaliga ah ee kooxdiisa ay ku tartameyso xilli ciyaareedkan, isagoo carabka ku adkeeyay in u soobixitaanka...
View ArticleThiago Silva oo sheegay sida kaliya ay kaga adkaan karaan Man City kulanka...
(London) 21 Maajo 2021. Daafaca kooxda Chelsea ee Thiago Silva ayaa wuxuu shaaca ka qaaday qaabka kaliya ay kaga guuleysan karaan Manchester City kulanka ay kuwada ciyaari doonaan finalka Champions...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Man City iyo Chelsea ee Final-ka UEFA...
(Porto) 29 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Manchester City iyo Chelsea ee Final-ka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey. Waxaa dalka Portugal caawa lagu soo gaba-gabeyn doonaa...
View ArticleChelsea oo markeedii labaad ku guuleystay koobka Champions League kaddib...
(Porto) 29 Maajo 2021. Chelsea ayaa markeedii labaad ku guuleystay koobka Champions League kaddib markii ay si dirqi ah kaga adkaatay kooxda Manchester City, kulankii final-ka ahaa ay ku wada ciyaareen...
View ArticleManchester City 0-1 Chelsea: Xogaha & xaqiiqooyinka laga diiwaan geliyay...
(Porto) 30 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa ku guuleysatay tartanka Champions League xilli ciyaareedkan 2020-21 kaddib markii ay ciyaartii fiinaalka ku garaacday kooxda Manchester City....
View ArticleMuxuu Pep Guardiola ka yiri guuldarradii xalay soo gaartay kooxdiisa...
(Manchester) 30 Maajo 2021. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa xilli ciyaareedkan ku tilmaamay mid muhiim u ahaa kooxdiisa sidoo kalena wax badan ay sameeyeen xitaa haddii ay...
View ArticleThomas Tuchel oo ka hadlidda guushiisii xalay kusoo lifaaqay mustaqbalkiisa...
(London) 30 Maajo 2021. Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa u dabaal dageysa guusha tartanka Champions League kaddib markii ay ciyaartii fiinaalka xalay 1-0 kaga adkaatay kooxda Manchester City,...
View ArticleMichael Ballack – Yaa u baahan gabdho marka aad daawanayso Final-ka Champions...
(Ibiza) 30 Maajo 2021. Laacibkii hore ee kooxda kubadda cagta Chelsea ee Michael Ballack ayaa hadal hayn badan abuuray kaddib markii uu u muuqday mid aan lahayn indho aan ka ahayn kooxdiisii hore...
View ArticleWalker oo balan qaad u sameeyay taageerayaasha Man City kaddib markii ay ku...
(Manchester) 30 Maajo 2021. Daafaca midig kooxda Manchester City ee Kyle Walker ayaa u balan qaaday taageerayaasha City soo laabasho xoogan xilli ciyaareedka soo aadan, kaddib markii ay ku...
View ArticleKevin de Bruyne oo ka hadlay dhaawacii ka soo gaaray Final-kii Champions...
(Porto) 30 Maajo 2021. Kevin de Bruyne ayaa baraha bulshada ku shaaciyay inuu jab ka soo gaaray wajiga kaddib markii ay isku dheceen Antonio Rudiger final-kii Champions League. Xiddiga kooxda kubadda...
View ArticleShaxdii ugu fiicneyd Champions League xilli ciyaareedkii la soo gaba-gabeeyay...
(Porto) 30 Maajo 2021. Website-ka rasmiga ah xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa daabacay shaxdii ugu fiicnayd ee Champions League inta lagu gudajiray xilli ciyaareedka dhawaan dhammaaday ee...
View ArticleMaxay yihiin khuraafaadka uu Thomas Tuchel aaminsan yahay inay ka caawiyeen...
(London) 31 Maajo 2021. Chelsea ayaa fiinaalka UEFA Champions League ku garaacday kooxda kubadda cagta ee Manchester City 29-kii bishan May ciyaartii ka dhacday magaalada Porto ee dalka Portugal,...
View ArticleEden Hazard oo markii ugu horreysay ka hadlay dhoola-caddeyntii hadal-heynta...
(Madrid) 13 Juun 2021. Marka laga soo tago hoo-u-dhaca ku yimid qaab ciyaareedkiisa iy dhaawacyada ragaadiyay bandhiggiisa, waxaa dhammaadka xilli ciyaareedkan soo jeediyay dareenka dadka Eden Hazard...
View ArticleRASMI: Sharciga goolasha martida (Away Goals) oo laga saari doono tartammada...
(Yurub) 24 Juun 2021. Sharciga goolasha martida (Away Goals) ayaa laga saari doonaa tartammada Kooxaha Yurub, laga bilaabo xilli ciyaareedka cusub ee 2021/22. War goordhow soo baxay ayaa lagu...
View Article“Ma jiro qof iga koobab badan xilli ciyaareedkan” – Jorginho oo ka hadlay...
(Yurub) 13 Luulyo 2021. Taageerayaal badan oo Talyaani ah ayaa dalbaday in xiddiga Azzurri ee Jorginho la siiyo abaal-marinta xiisaha badan ee Ballon d’Or sanadkan, sababa la xariira wacdarradii uu ka...
View ArticleMagaaladee marti-galin doonta final-ka UEFA Champions League ee 2023?
(Yurub) 17 Luulyo 2021. Guddiga Fulinta ee UEFA ayaa Jimcihii go’aamiyay in Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ay marti-galin doonto finalka Champions League 2023. Maaddaama final-kii 2021 loo...
View Article