Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Man City iyo Chelsea ee Final-ka UEFA Champions League oo la shaaciyey

$
0
0

(Porto) 29 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Manchester City iyo Chelsea ee Final-ka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey.

Waxaa dalka Portugal caawa lagu soo gaba-gabeyn doonaa tartanka Champions League xilli ciyaareedkan 2020-21 iyadoo ay iska hor imaanayaan kooxaha Manchester City iyo Chelsea.

Kooxaha ka dhisan Ingiriiska ayaa fiinaalka tartanka horyaallada Yurub isku arkaya markii saddexaad taariikhda iyo markii labaad saddexdii xilli ciyaareed ee lasoo dhaafay, waxaana caawa England koobka Champions League geyn doona midkood kooxaha Man City ama Chelsea.

Haddaba waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City iyo Chelsea kulanka Final-ka UEFA Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man City XI:

Chelsea XI:

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles