Waqtiga la baasan doono Shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub kal ciyaareedka...
(Yurub) 27 Luulyo 2021. Warbixintaan waxaan ku eegi doonnaa waqtiga la baasan doono shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub fasal ciyaareedka cusub ee 2021-22 iyo weliba xilliga la sameyn doono isku aadka...
View ArticleJack Grealish oo shaaca ka qaaday riyadiisa ugu weyn uu doonayo inuu ku gaaro...
(Manchester) 09 Agoosto 2021. Ciyaaryahanka cusub kooxda Manchester City ee Jack Grealish, ayaa xaqiijiyay inuu ku riyoonayo inuu kula guuleysto Champions League naadiga Sky Blue, kaddib markii ay aad...
View ArticleKooxaha isku guruubka noqon kara, xilliga la sameyn doono isku aadka...
(Yurub) 11 Agoosto 2021. Waxaa haatan soconaya kulammado is reeb-reeb ah oo ay qaar ka mid ah kooxaha Yurub ciyaarayaan si ay ugu soo baxaan tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan 2021/22,...
View ArticleEdouard Mendy oo si weyn u ammaanay shaqada uu ka hayo Thomas Tuchel kooxda...
(London) 20 Agoosto 2021. Goolhayaha kooxda Chelsea ee Edouard Mendy ayaa amaanay tababarihiisa reer Jarmal ee Thomas Tuchel, kaasoo kooxda tusay heerar aad u fiican tan iyo markii uu u dhaqaaqay xilli...
View ArticleWaxyaabaha aad uga baahan tahay inaad ka ogaato isku aadka heerka Guruubyada...
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Waxaa caawa la sameyn doonaa sida uu qorshuhu yahay isku aadka heerka Guruubyada UEFA Champions League fasal ciyaareedka cusub ee 2021/22, haddana waxaan idinla wadaagi...
View ArticleAbaal-marinta UEFA Men’s Player of the Year oo caawa la bixin doono… (Saddexa...
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Waxaa caawa xafladda isku aadka wareegga guruubyada ee Champions League lagu bixin doonaa abaal-marinta xiddiga ugu wanaagsan qaaradda Yurub ee sanadka taasoo loo yaqaano...
View ArticleAbaal-marinta UEFA Women’s Player of the Year oo caawa la bixin doono…...
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Abaal-marinnada lagu bixin doono xafladda isku aadka wareegga guruubyada tartanka Champions League xilli ciyaareedkan 2021-22 waxaa ka mid ah abaal-marinta UEFA Women’s...
View ArticleAbaal-marinta UEFA Men’s Coach of the Year award oo caawa la bixin doono…...
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Waxaa caawa xafladda isku aadka wareegga guruubyada ee Champions League lagu bixin doonaa abaal-marinta Tababaraha ugu wanaagsan qaaradda Yurub ee sanadka taasoo loo yaqaano...
View ArticleAbaal-marinta UEFA Women’s Coach of the Year award oo caawa la bixin doono…...
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Waxaa caawa xafladda isku aadka wareegga guruubyada ee Champions League lagu bixin doonaa abaal-marinta Tababaraha ugu wanaagsan qaaradda Yurub ee sanadka dhanka Dumarka,...
View ArticleAbaal-marinta xiddigaha ugu wanaagsan Champions League boosaska Goolhayaha,...
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Waxaa jira min saddex xiddig oo u sharraxan boos walba oo ka mid ah afarta waaxood ee garoonka tartanka UEFA Champions League xilli ciyaareedkii la soo dhaafay. Waxaa caawa...
View ArticleAbaal-marinta xiddigaha ugu wanaagsan Champions League boosaska Goolhayaha,...
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Waxaa jira min saddex gabdhood oo u sharraxan boos walba oo ka mid ah afarta waaxood ee garoonka tartanka UEFA Champions League dhanka dumarka xilli ciyaareedkii la soo...
View ArticleKa bogo guud ahaan abaal-marinnada lagu bixin doono munaasabadda caawa lagu...
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Waxaa caawa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu qaban doonaa munaasabadda qori-tuurka wareegga guruubyada ee tartanka Champions League xilli ciyaareedkan 2021/22. Kahor...
View ArticleDEG DEG: Isku aadka heerka group-yada Champions League xilli ciyeereedka...
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Waxaa goordhow soo gabagaboobay isku aadka heerka guruubyada tartanka Champions League oo caawa lagu sameeyey magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Kooxda Manchester City...
View ArticleDEG DEG: Tababaraha ku guuleystay abaal-marinta macalinka sanadka ee UEFA oo...
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Waxaa caawa xafladda isku aadka wareegga guruubyada ee Champions League lagu bixiyay abaal-marinta Tababaraha ugu wanaagsan qaaradda Yurub ee sanadka taasoo loo yaqaano...
View ArticleDEG DEG: Laacibka ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee UEFA oo la...
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Munaasadda isku aadka heerka guruubyada Champions league ayaa la soo gabagabeeyey goordhow, iyadoo sidoo kale xafladdaan lagu bixiyay abaal-marinno kala duwan,...
View ArticleKa bogo guud ahaan abaal-marinnadii lagu bixiyey xafladdii isku aadka heerka...
(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Waxaa goordhow soo gabagaboobay isku aadka heerka guruubyada tartanka Champions League oo caawa lagu sameeyey magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, waxaana halkaas lagu...
View ArticleJürgen Klopp oo ka hadlay isku aadkii xalay la sameeyay ee tartanka Champions...
(Liverpool) 27 Agoosto 2021. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa xaqiijiyay in Group -ka ay kooxdiisa ka gashay heerka Group -yada tartanka Champions League uu yahay mid adag. Waxaa xalay...
View ArticleRASMI: Kooxda Manchester City oo shaacisay 25-ka ciyaaryahan ee uga...
(Manchester) 04 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa shaacisay liiska 25-ka ciyaaryahan ee uga qeyb-geli doona heerka Guruubyada ee Champions League. Saxiixa cusub ee Manchester City,...
View ArticleRASMI: Manchester United oo ku dhawaaqday xiddigaha uga qeyb-galaya Tartanka...
(Manchester) 04 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ku dhawaaqday 25-ka ciyaaryahan ee uga qeyb-qaadanaya wareegga koowaad ee heerka guruubyada tartanka Champions League. Waxaa...
View ArticleMacallin Solskjaer oo u sheegay Xiddigihiisa Man United inay ka fiican yihiin...
(Manchester) 05 Sebt 2021. Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa u sheegay Xiddigihiisa Manchester United inay ka fiican yihiin Kooxdii United ee sanadkii 1999-kii ee Saddexleeyda koobabka ah ku...
View Article