Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

DEG DEG: Laacibka ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee UEFA oo la shaaciyey… (Jorginho, Kanté mise De Bruyne?)

$
0
0

(Istanbul) 26 Agoosto 2021. Munaasadda isku aadka heerka guruubyada Champions league ayaa la soo gabagabeeyey goordhow, iyadoo sidoo kale xafladdaan lagu bixiyay abaal-marinno kala duwan, abaal-marintii ugu dmuhiimsan ee lagu bixiyey waxa ay ahayd abaal-marinta laacibka sanadka ugu fiican Yurub ama xiddiga sanadka ee UEFA.

Abaal-marinta laacibka sanadka ee ugu fiican Yurub waxaa ku guulaystay laacibka khadka dhexe kooxda Chelsea ee Jorginho kaasoo bandhig fiican ka sameeyyay kooxdiisa kulamadii ay ka ciyaareen tartanka Champions League.

Jorginho ayaa wuxuu abaal-marinta xiddiga sanadka ee UEFA ku garaaca xiddiga ay isku kooxda yihiin ee N’Golo Kanté iyo laacibka Manchester City ee Kevin de Bruyne.

Image

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles