Tababare Julian Nagelsmann: “Qaar ka mid ah Xiddigaha Barcelona ayaa xoroobi...
(Munich) 07 Sebt 2021. Kooxda Barcelona ayaa martigelin doonta Bayern Munich kulankooda ugu horreeya ee heerka Guruubyada Champions League, kaasoo la qorsheeyay inuu qabsoomo 14-ka bishaan September,...
View ArticleSidee ayay noqon doontaa SHAXDA Kooxda Barcelona ay kala hortagayso Bayern...
(Barcelona) 12 Sebt 2021. Tababaraha Kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa waxaa haysta dhowr dhibaato oo dhanka weerarka ah, si uu uga fikiro kulanka ugu horreeya ee Champions League oo ay wajahayaan...
View ArticleTababaraha Bayern Munich ee Julian Nagelsmann oo ka hadlay dhaawacyadii soo...
(Munich) 12 Sebt 2021. Tababaraha Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee Julian Nagelsmann ayaa ka hadlay dhaawacyadii soo gaaray labadiisa xiddig ee Lewandowski iyo Gnabry. Robert Lewandowski iyo Serge...
View ArticlePep Guardiola oo sheegay kooxda cabsida ugu badan uu ka qabo tartanka...
(Manchester) 13 Sebt 2021. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa sheegay inuusan xitaa il-biriqsi ka fikirin inuu wajahayo kooxda Paris Saint-Germain wareegga guruubyada...
View ArticleRASMI: Liiska xiddigaha Kooxda Manchester United uga qeyb-galaya kulanka...
(Manchester) 13 Sebt 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda Manchester United uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee Champions League. Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa magacaabay 22...
View ArticleRASMI: Liiska xiddigaha Kooxda Bayern Munich uga qeyb-galaya kulanka habeen...
(Munich) 13 Sebt 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda Bayern Munich uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee Champions League. Kooxda reer Jarmal oo goordhow u duushay Magaalada Barcelona...
View ArticleAncelotti oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya...
(Madrid) 13 Sebt 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka habeenka Arbacada ee Champions League. Kooxda reer Spain oo booqan doonta magaalada...
View ArticleHorudhac: Barcelona vs Bayern Munich… (Camp Nou oo soo dhoweynaya mid ka mid...
(Barcelona) 14 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa kulanka ugu horreeya ee wareegga guruubyada Champions League garoonkeeda kusoo dhoweyneysa naadiga Bayern Munich oo ka mid ah kooxaha loo...
View ArticleHorudhac: Chelsea vs Zenit St Petersburg… (Ole’olaha difaacashada tartanka...
(London) 13 Sebt 2021. Kooxda difaacaneysa tartanka Champions League ee Chelsea ayaa caawa ciyaareysa kulankeeda ugu horreeya ee tartanka xilli ciyaareedkan iyadoo caawa dalka Ingiriiska kusoo...
View ArticleHorudhac: BSC Young Boys vs Manchester United… (Xiddig dhaawac looga reebay...
(Bern) 14 Sebt 2021. Naadiga Manchester United oo ay ka muuqato dardar xooggan xilli ciyaareedkan ayaa dooneysa inay si qurux badan ku furato marka ay caawa booqato kooxda BSC Young Boys ciyaarta...
View ArticleBarcelona, Man United, Juventus, Bayern, Chelsea iyo guud ahaan kulammada...
(Yurub) 14 Sebt 2021. Tartanka Champions League ayaa caawa dib u furmi doona iyadoo la daah rogi doono wareegga guruubyada ee xilli ciyaareedkan 2021/22. Barcelona ayaa ciyaarta ugu weyn soo dhoweyn...
View ArticleMadaxweynihii hore ee Kooxda Bayern Munich, Uli Hoeness: “Alaba waxa uu ii...
(Munich) 14 Sebt 2021. Madaxweynihii hore ee Kooxda Bayern Munich, Uli Hoeness ayaa u muuqda mid ku dadaalaya sidii uu hoos ugu dhigi lahaa maqaarka Real Madrid, isagoo sheegay in David Alaba ay...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Young Boys iyo Man United ee tartanka...
(Bern) 14 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Young Boys iyo Mancheter United ee ciyaarta koowaad guruubka F ee tartanka Champions League. Naadiga Manchester United oo ay ka muuqato dardar...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Bayern Munich ee tartanka...
(Barcelona) 14 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Bayern Munich ee ciyaarta koowaad guruubka F ee tartanka Champions League. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa kulanka ugu...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Zenit St. Petersburg ee...
(London) 13 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Zenit St. Petersburg ee ciyaarta koowaad guruubka F ee tartanka Champions League. Kooxda difaacaneysa tartanka Champions League ee...
View ArticleYoung Boys oo garoonkeeda Stade de Suisse Wankdorf guul kaga gaartay 10...
(Bern) 14 Sebt 2021. Young Boys ayaa garoonkeeda Stade de Suisse Wankdorf guul kaga gaartay 10 xiddig kooxda Manchester United ah, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, ciyaartooda koowaad guruubka F ee...
View ArticleHorudhac: Liverpool vs AC Milan… (Labo ka mid ah kooxaha ugu taariikhda weyn...
(Liverpool) 15 Sebt 2021. Garoonka Anfield ee magaalada Liverpool ee dalka Ingiriiska ayaa caawa marti gelinaya kulan kugu qasbi kara inay xusuustaada dib u laabato marka ay naadiyada Liverpool iyo AC...
View ArticleHorudhac: Inter Milan vs Real Madrid… (Nerazzurri oo xilli ciyaareedkii...
(Milan) 15 Sebt 2021. Kooxaha Inter Milan iyo Real Madrid ayaa xilli ciyaareedkii labaad oo xiriir ah ku kulmaya wareegga 16-ka ee tartanka Champions League iyadoo fasalkii lasoo dhaafay ay labada...
View ArticleLiverpool vs Milan, Inter vs Madrid, Atletico, PSG, Man City iyo guud ahaan...
(Yurub) 15 Sebt 2021. Tartanka Champions League ayaa caawa la ciyaari doonaa habeenkii labaad ee toddobaadka koowaad ee wareegga guruubyada xilli ciyaareedkan 2021/22. Kulanka ay Liverpool soo...
View ArticleFerdinand warbaahinta horteeda ugu hanjabay macallinka Manchester United ee...
(Manchester) 15 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa xalay guuldarro lama filaan ah ay kasoo gaartay naadiga Young Boys kulan ka tirsanaa wareegga guruubyada Champions League. Kaddib...
View Article