(London) 13 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Zenit St. Petersburg ee ciyaarta koowaad guruubka F ee tartanka Champions League.
Kooxda difaacaneysa tartanka Champions League ee Chelsea ayaa caawa ciyaareysa kulankeeda ugu horreeya ee tartanka xilli ciyaareedkan iyadoo caawa dalka Ingiriiska kusoo dhoweyneysa naadiga Zenit St Petersburg.
Ciyaartan ayaa ka tirsan guruubka H ee tartanka horyaallada Yurub, waxayna Blues ambaqaadi doontaa safarkeeda difaacashada iyadoo xilli ciyaareedkii hore koobka 1-0 kaga qaadday Manchester City.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Chelsea XI:
Zenit XI:
Gool FM.