(Barcelona) 14 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Bayern Munich ee ciyaarta koowaad guruubka F ee tartanka Champions League.
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa kulanka ugu horreeya ee wareegga guruubyada Champions League garoonkeeda kusoo dhoweyneysa naadiga Bayern Munich oo ka mid ah kooxaha loo saadaalinayo hanashada tartankan.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Barcelona XI: Ter Stegen, Araujo, Pique, Garcia, Roberto, De Jong, Busquets, Pedri, Alba, L. De Jong, Depay
Bayern XI: Neuer, Pavard, Sule, Upamecano, Davies, Kimmich, Goretzka, Musiala, Muller, Sane, Lewandowski
Gool FM.