Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Cristiano Ronaldo oo gool ka dhaliyay tartanka Champions League 16 xilli...

(Bern) 15 Sebt 2021. Cristiano Ronaldo ayay ku qaadatay kaliya 13 daqiiqo inuu gool dhaliyo kulankiisii ugu horreeyay ee Champions League fasal ciyaareedkan 2021/22, iyadoo Weeraryahanka reer Portugal...

View Article


Laporta oo shuruud ku xiray sii joogitaanka Koeman ee kooxda Barcelona

(Barcelona) 15 Sebt 2021. Kaddib guukdarradii xanuunka badneyd ee Barcelona ka soo gaartay kooxda Bayern Munich, madaxweynaha Blaugrana ee Joan Laporta ayaan ka bixin garoonka Camp Nou, ilaa iyo muddo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo AC Milan ee tartanka...

(Liverpool) 15 Sebt 2021.  Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo AC Milan ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Garoonka Anfield ee magaalada Liverpool ee dalka Ingiriiska ayaa caawa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Inter iyo Real Madrid ee tartanka Champions...

(Milano) 15 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Inter iyo Real Madrid ee ciyaarta koowaad guruubka D ee tartanka Champions League. Kooxaha Inter Milan iyo Real Madrid ayaa xilli ciyaareedkii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo RB Leipzig ee tartanka...

(Manchester) 15 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo RB Leipzig ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Garoonka Etihad ee magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid, Man City, Liverpool oo guulo gaaray, xilli PSG lagu dhagay &...

(Yurub) 15 Sebt 2021. Waxaa caawa la ciyaaray ciyaaro ka tirsan kulammada daah furka ee marxaladda Guruubyada tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League, kal ciyaareedkan 2021/22. Kooxaha waa weyn...

View Article

“Way xanuun badan tahay daawashada tartamada Yurub la’aanta Arsenal” – Arteta

(London) 16 Sebt 2021. Tababaraha Arsenal ee Mikel Arteta ayaa sheegay inuu aad u xanuunsanayo marka uu daawanayo tartamada Yurub la’aanta kooxdiisa. Arteta ayaa wuxuu sidoo kale carabka ku adkeeyay in...

View Article

Goolhaye Edouard Mendy oo sharraxay sirta ka dambeysa bandhiggiisa wacan ee...

(London) 19 Sebt 2021. Goolhayaha Chelsea ee Edouard Mendy ayaa sharraxay sirta ka dambeysa inuu booska koowaad ka helo Kooxdiisa tan iyo markii uu ku soo biiray sanad ka hor. 29-sano jirka reer...

View Article


Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman: “Anigu kama walwalayo Mustaqbalkeyga...

(Barcelona) 20 Sebt 2021. Tababare Ronald Koeman ayaa sheegay inuusan wax walwal ah ka qabin mustaqbalkiisa kooxda Barcelona kaddib markii uu warbaahinta la hadlay kulanka horyaalka La Liga oo ay caawa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Labo xiddig oo muhiim u ah Barcelona oo kusoo laabtay tababarka kahor...

(Barcelona) 27 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa si la yaab leh tababarkeeda waxaa maanta loogu arkay labo ka mid ah xiddigihii dhaawaca kaga maqnaa kuwaasoo muhiim u ahaa shaxda Macallin...

View Article

Messi oo kusoo laabtay tababarka buuxa ee PSG kahor kulanka Champions League...

(Paris) 27 Sebt 2021. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ayaa si buuxda maanta uga qayb qaatay tababarka buuxa ee ay sameynayeen xiddigaha kooxdiisa isagoo si wanaagsan kaga soo kabsaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Paris Saint-Germain vs Manchester City… (Waxyaabaha aad uga baahan...

(Paris) 28 Sebt 2021. Manchester City ayaa kulankeedii labaad ee heerka guruubyada Champions League caawa ku ciyaareysa garoonka Parc des Princes. Man City waxa ay kulan qeyb ka ah Guruubka A ee...

View Article

Man City, AC Milan, Real Madrid, Inter Milan, PSG & Guud ahaan kulammada...

(Yurub) 28 Sebt 2021. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League ayaa caawa lagu wadaa in la ciyaaro, iyadoo kooxaha waa weyn qaarkood ay ciyaari doonaan. Kooxaha Manchester...

View Article


Kooxda Manchester United oo aan qorsheynaynin inay cayriso Macallin Ole...

(Manchester) 28 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaan qorsheynaynin inay Macallin Ole Gunnar Solskjaer ka yareyso waajibaadkiisa maamul sida wararku ay tilmaamayaan. Tababaraha reer...

View Article

RASMI: Macallin Carlo Ancelotti oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid...

(Madrid) 28 Sebt 2021. Tababaraha Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa ee kala qeyb-galaya kulanka caawa ee UEFA Champions League. Los...

View Article


“PSG aad ayey u fiican tahay, mana aqaanno sida loo joojiyo” – Macallinka Man...

(Paris) 28 Sebt 2021. Tababaraha Kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa sheegay in PSG ay aad u fiican tahay, isla markaana uusan garanayn sida loo joojiyo ka hor kulankooda caawa....

View Article

Trent Alexander-Arnold oo ku biiray dhaawacyada Liverpool & Liiska xiddigaha...

(Liverpool) 28 Sebt 2021. Xaaladda dhaawacyada Kooxda Liverpool ayaa korortay iyadoo Alexander-Arnold uu biiray liiska dhaawacyada ka hor kulankooda FC Porto. Xalay ayay gaareen Liverpool Magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Kooxda PSG oo ku dhawaaqday liiska xiddigaha ay caawa kala hortagayso...

(Paris) 28 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta PSG ayaa ku dhawaaqday liiska xiddigaha kooxdeeda ee ay caawa kala hortagayso Manchester City tartanka Champions League. Paris Saint-Germain ayaa shaxdeeda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxaha rasmiga ah guud ahaan kulammada caawa ee kooxaha Liverpool, Milan,...

(Yurub) 28 Sebt 2021. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League ayaa caawa lagu wadaa in la ciyaaro, iyadoo kooxaha waa weyn qaarkood ay ciyaari doonaan. Kooxaha Manchester...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG iyo Liverpool oo guulo gaaray, xilli Real Madrid ay guuldarro la kulantay...

(Yurub) 28 Sebt 2021. Waxaa caawa la ciyaaray Kulammo ka tirsanaa heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League, iyadoo kooxaha waa weyn qaarkood ay ciyaareen kulankooda labaad. Kooxda Paris...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live