Horudhac: Juventus vs Chelsea… (Labada naadi oo dhaawacyo cusub la tacaalaya...
(Turin) 29 Sebt 2021. Kooxaha Juventus iyo Chelsea ayaa caawa markale ku kulmaya tartanka ugu weyn heerka kooxaha qaaradda Yurub ee UEFA Champions League. Is araggan oo ay caawa Bianconeri soo...
View ArticleMan United, Barcelona, Juventus, Bayern, Chelsea & Guud ahaan kulammada caawa...
(Yurub) 29 Sebt 2021. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League ayaa caawa lagu wadaa in la ciyaaro, iyadoo kooxaha waa weyn qaarkood ay ciyaari doonaan. Kooxaha Manchester...
View Article“Waan rajeynayaa inuu ku guuleysto Ballon d’Or, waana abaal-marin aan dareemi...
(Turin) 29 Sebt 2021. Kabtanka kooxda kubadda cagta Juventus ee Giorgio Chiellini ayaa doortay xiddiga uu u arko inuu u qalmo hanashada abaal-marinta shaqsiga ah ee Ballon d’Or sanadkan. Chiellini ayaa...
View ArticleGuardiola oo fariin diray kahor kulanka la wada sugayo ay la ciyaari doonaan...
(Manchester) 29 Sebt 2021. Manchester City ayaa guuldaro kala kulantay kooxda Paris Saint-Germain oo ay ku booqatay garoonka Parc des Princes, ciyaar qeyb ka ahayd heerka guruubyada tartanka UEFA...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Villarreal ee tartanka...
(Manchester) 29 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Villarreal ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha Manchester United iyo Villarreal ayaa caawa markale...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Juventus iyo Chelsea ee tartanka Champions...
(Turin) 29 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Juventus iyo Chelsea ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha Juventus iyo Chelsea ayaa caawa markale ku kulmaya tartanka ugu weyn...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Benfica iyo Barcelona ee tartanka Champions...
(Lisbon) 29 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Benfica iyo Barcelona ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha Benfica iyo Barcelona ayaa caawa markale ku kulmaya tartanka ugu...
View ArticleMan United, Juventus iyo Bayern oo guulo gaaray, xilli Barcelona la garaacay...
(Yurub) 29 Sebt 2021. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League ayaa caawa la ciyaaray, iyadoo kooxaha waa weyn qaarkood ay ciyaareen. Kooxaha Manchester United, Juventus,...
View ArticleMuxuu Cristiano Ronaldo ka yiri goolkii guusha ee uu dhammaadkii ciyaarta ka...
(Manchester) 30 Sebt 2021. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa xalay guul soo laabasho leh ka gaartay naadiga Villarreal kulan ciyaareed ka tirsan tartanka Champions League. Kulankan oo ka...
View ArticleCristiano Ronaldo oo fariin u diray Rio Ferdinand kaddib goolkii guusha uu ka...
(Manchester) 30 Sebt 2021. Weeraryahanka huwan awoodda gool-dhalineed ee Cristiano Ronaldo ayaa xalay daqiiqaddii ugu dambeysay daqiiqadihii lagu daray ciyaarta goolka guusha u saxiixay naadigiisa...
View ArticleSafkii ugu wanaagsanaa Champions League toddobaadkan oo lasoo saaray… (Messi...
(Yurub) 30 Sebt 2021. Waxaa toddobaadkan la ciyaaray kulammada labaad ee marxaladda Guruubyada tartanka Champions League xilli ciyaareedka 2021-22, waxaana kasoo baxay natiijooyin lama filaan ah oo...
View ArticleRonaldo oo codsi gaar ah u diray taageerayaasha Manchester United kaddib...
(Manchester) 30 Sebt 2021. Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay inuu guul gaarsiiyo kooxdiisa Manchester United daqiiqadii ugu dambeysay ciyaartii xalay ay la ciyaareen naadiga Villarreal. Manchester...
View Article“Lama yaabi doono natiijooyinka Barcelona iyo Real Madrid” – Guardiola
(Manchester) 01 Okt 2021. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay guuldarooyinkii lama filaanka ahaa ee Barcelona iyo Real Madrid ka soo gaaray Champions League intii lagu...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Dynamo Kyiv ee tartanka...
(Barcelona) 20 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Dynamo Kyiv ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha Barcelona iyo Dynamo Kyiv ayaa caawa ku kulmaya tartanka ugu...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Malmo ee tartanka Champions...
(London) 20 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Malmo ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha Chelsea iyo Malmo ayaa caawa ku kulmaya tartanka ugu weyn heerka kooxaha...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Atalanta ee tartanka...
(Manchester) 20 Okt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Atalanta ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha Man United iyo Atalanta ayaa caawa ku kulmaya tartanka ugu...
View ArticleUCL: Barcelona oo garoonkeeda Camp Nou guul kaga gaartay kooxda Dynamo Kyiv…...
(Barcelona) 20 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou guul kaga gaartay naadiga Dynamo Kyiv, kaddib markii ay kaga adkaatay 1-0, ciyaar qeyb ka ahayd kulammada saddexaad...
View ArticleManc United, Chelsea, Bayern, Juventus oo guul gaaray & guud ahaan...
(Yurub) 20 Okt 2021. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League ayaa caawa la ciyaaray, iyadoo kooxaha waa weyn qaarkood ay ciyaareen. Kooxaha Manchester United, Juventus,...
View ArticleTababare Thomas Tuchel oo ka hadlay dhaawacyadii Romelu Lukaku iyo Timo...
(London) 21 Okt 2021. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa xalay 4-0 ku garaacday naadiga Malmo FF kulankii saddexaad ee wareegga guruubyada Champions League, hase ahaatee, nasiib darro waxaa dhaawacyo...
View Article“Qof kasta oo dhaleeceeya Ronaldo waa inuu marka hore daawadaa kulanka...
(Manchester) 21 Okt 2021. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa ammaanay awooda xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo, isagoo tilmaamay in qofkii dhaleeceeya Ronaldo ay...
View Article