Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Jordi Alba oo ka dhaawacmay Barcelona… (Miyuu seegi doonaa kulanka El Clasico?)

(Barcelona) 21 Okt 2021. Ka qeybgalka daafaca reer Spain iyo kooxda Barcelona ee Jordi Alba ​​kulanka El Clasico ee Real Madrid, Axadda soo socota, ayaa shaki ku jira, sida laga soo xigtay wargeyska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liiska xiddigaha uga qeyb-galaya Kooxda Barcelona kulanka UCL ee Dynamo Kyiv...

(Barcelona) 01 Nof 2021. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda Barcelona uga qeyb-galaya kulanka Dynamo Kyiv ee tartanka Champions League. Fati ayaa hoggaaminaya liiska kooxda reer Spain ee Barca,...

View Article


Tuchel oo xaqiijiyay maqnaanshaha AFAR ka mid ah xiddigaha Chelsea kulanka...

(London) 01 Nof 2021. Tababaraha Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa xaqiijiyay inay ka maqan yihiin afar ka mid ah xiddigaha kooxda kulanka Malmo ay kula ciyaarayaan tartanka Champions League, habeen dambe...

View Article

Chelsea, Man United, Barcelona, Juventus iyo kulammada caawa laga ciyaari...

(Yurub) 02 Nof 2021. Kulammo ka tirsan wareegga guruubyada tartanka Champions League ayaa caawa lagu ciyaari doonaa garoommo kala duwan oo ku yaalla dalalka qaaradda Yurub. Chelsea ayaa mid ka mid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Malmo FF iyo Chelsea ee tartanka Champions...

(Sweden) 02 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Malmo FF iyo Chelsea ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha Malmo FF iyo Chelsea ayaa caawa ku kulmaya ciyaar qeyb ka ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Dynamo Kyiv iyo Barcelona ee tartanka...

(Ukrainian) 02 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Dynamo Kyiv iyo Barcelona ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha Dynamo Kyiv iyo Barcelona ayaa caawa ku kulmaya ciyaar qeyb...

View Article

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Atalanta iyo Man United ee tartanka...

(Atalanta) 02 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Atalanta iyo Manchester United ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha Atalanta iyo Manchester United ayaa caawa ku kulmaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

UCL: Kooxda Chelsea oo guul ka soo gaartay kooxda Malmo FF oo ay ku booqatay...

(Sweden) 02 Nof 2021. Kooxda Chelsea oo guul ka soo gaartay kooxda Malmo FF oo ay ku booqatay garoonka Eleda, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-1, ciyaar qeyb ka ahayd kulammada afaaraad wareega...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bayern, Barcelona, iyo Juventus oo guulo gaaray, xilli Ronaldo uu guuldarro...

(Yurub) 02 Nof 2021. Kulammo ka tirsan wareegga guruubyada tartanka Champions League ayaa caawa laga ciyaaray garoommo kala duwan oo ku yaalla dalalka qaaradda Yurub. Chelsea, Manchester United,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Liverpool vs Atletico Madrid… (Maxay u baahantahay Reds si ay ugu...

(Liverpool) 03 Nof 2021. Naadiga Liverpool ayaa kulanka ugu xiisaha badan ciyaaraha caawa ee tartanka Champions League wareeggiisa guruubyada kulammada afaraad kula balansan dhiggeeda Atletico Madrid....

View Article

Liverpool, Man City, Real Madrid, PSG iyo guud ahaan kulammada caawa laga...

(Yurub) 03 Nof 2021. Kulammo ka tirsan wareegga guruubyada tartanka Champions League ayaa caawa lagu ciyaari doonaa garoommo kala duwan oo ku yaalla dalalka qaaradda Yurub. Real Madrid ayaa mid ka mid...

View Article

Tababare Ole Gunnar Solskjaer oo ka hadlay dhaawaca Raphael Varane… (Miyuu...

(Manchester) 03 Nof 2021. Inkastoo uu dhawaan ka soo laabtay dhaawac, saxiixii xagaaga ee Raphael Varane ayaa lagu qasbay inuu garoonka ka baxo ka hor qeybta nasashada kaddib dhaawac muruqa ah oo ka...

View Article

Tabaraha Atalanta ee Gasperini oo shaaca ka qaaday waxa uu ku yiri Ronaldo...

(Atalanta) 03 Nof 2021. Tababaraha kooxda Atalanta ee Gian Piero Gasperini ayaa shaaca ka qaaday waxa uu ku yiri xiddiga Manchester United ee Cristiano Ronaldo, kaddib markii uu soo dhammaaday kulankii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Shakhtar ee tartanka...

(Madrid) 03 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Shakhtar Donetsk ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha Real Madrid iyo Shakhtar Donetsk ayaa caawa ku kulmaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Atletico Madrid ee tartanka...

(Liverpool) 03 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Atletico Madrid ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha Liverpool iyo Atletico Madrid ayaa caawa ku kulmaya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man City iyo Club Brugge ee tartanka...

(Manchester) 03 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Club Brugge ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha Man City iyo Club Brugge ayaa caawa ku kulmaya ciyaar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

UCL: Real Madrid oo garoonkeeda Santiago Bernabéu ku garaacday kooxda...

(Madrid) 03 Nof 2021. Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabéu ku garaacday kooxda Shakhtar Donetsk, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, ciyaar qeyb ka ahayd kulammada afaraad wareega group-yada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxaha Liverpool, Man City, Inter oo guulo gaaray & guud ahaan natiijooyinka...

(Yurub) 03 Nof 2021. Kulammo ka tirsan wareegga guruubyada tartanka Champions League ayaa caawa laga ciyaaray garoommo kala duwan oo ku yaalla dalalka qaaradda Yurub. Kooxaha Real Madrid, Liverpool,...

View Article

Waa kuwee kooxaha xaqiijiyay usoo bixitaanka wareegga16-ka Champions League...

(Yurub) 04 Nof 2021. Waxaa xalay iyo habeen hore la ciyaaray kulammadii afaraad ee heerka guruubyada tartanka Champions League iyadoo qaar ka mid ah kooxaha heerkan ciyaaraya ay xaqiijiyeen usoo...

View Article

Xilliga la sameyn doono isku aadka wareegga 16-ka Champions League iyo...

(Yurub) 04 Nof 2021. Waxaa gabo-gabo ku dhow dhammeystirka wareegga guruubyada tartanka Champions League iyadoo is-aragyadii lugta labaad ee wareeggan ay bilawdeen toddobaadkan, waxaana lasii...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live