Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Shakhtar ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

$
0
0

(Madrid) 03 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Shakhtar Donetsk ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey

Kooxaha Real Madrid iyo Shakhtar Donetsk ayaa caawa ku kulmaya ciyaar qeyb ka ah kulammada Isbuuca Afaraad wareega group-yada UEFA Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Real Madrid XI:

Image

Shakhtar XI:

Image

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles