Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Atletico Madrid ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

$
0
0

(Liverpool) 03 Nof 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Atletico Madrid ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey

Kooxaha Liverpool iyo Atletico Madrid ayaa caawa ku kulmaya ciyaar qeyb ka ah kulammada Isbuuca Afaraad wareega group-yada UEFA Champions League.

Reds ayaa u baahan guul si ay u xaqiijiyo usoo bixitaanka wareegga 16-ka tartanka iyadoo haatan sagaal dhibcood ku hoggaamineysa guruubkeeda B, halka Atletico ay dadaal dheer u baahan tahay si ay u hubiso kasoo qayb-galkeeda wareegga xiga, haatanna waxay booska labaad kula jirtaa afar dhibcood oo ay la leedahay Porto oo booska saddexaad ku jirta taasoo isla caawa iyaduna la balansan AC Milan oo aan weli dhibic helin.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Liverpool XI:

 Atletico Madrid XI:

Image

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles