(Milano) 15 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Inter iyo Real Madrid ee ciyaarta koowaad guruubka D ee tartanka Champions League.
Kooxaha Inter Milan iyo Real Madrid ayaa xilli ciyaareedkii labaad oo xiriir ah ku kulmaya wareegga 16-ka ee tartanka Champions League iyadoo fasalkii lasoo dhaafay ay labada ciyaar wada guuleysatay Los Blancos.
Nerazzurri ayaa ku dhammeysatay booska ugu hooseeya ee guruubkooda fasalkii hore ee 2020/21, haatan se, Macallin Simone Inzaghi iyo xiddigahiisa ayaa maanka ku haya inay ka meyrtaan tii dhacday xilli ciyaareedkii hore.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Inter XI:
Real Madrid XI:
Gool FM.