(Manchester) 15 Sebt 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo RB Leipzig ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey
Garoonka Etihad ee magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska ayaa caawa marti gelinaya kulankan ay caawa labada kooxood isaga hor imaanayaan wareegga guruubyada ee Champions League xilli ciyaareedkan, xilli Kulankan uu ka tirsan yahay guruubka A.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Manchester City XI:
RB Leipzig XI:
Gool FM.