Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Chelsea iyo Real Madrid ee Champions League oo la shaaciyey

$
0
0

(London) 05 Maajo 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Real Madrid wareega Afar dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey.

Kooxda Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Real Madrid si ay u wada ciyaaraan kulanka lugta labaad wareega Afar dhammaadka ee tartanka Champions League.

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo Real Madrid kulanka lugta labaad wareega Afar dhammaadka ee tartanka Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Chelsea XI:

Image

Real Madrid XI:

Image

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles