(London) 17 Maarso 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Atletico Madrid wareega 16-ka Champions League ayaa la shaaciyey
Kooxda Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Atletico Madrid si ay u wada ciyaaraan kulanka wareega 16-ka ee tartanka Champions League
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo Atletico Madrid kulanka wareega 16-ka ee tartanka Champions League.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Chelsea XI:
Atletico Madrid XI:
Gool FM.