Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Kooxda ugu fiican ee ay wajihi karto iyo Kooxda ugu xun oo ay ku aadi karto Chelsea wareegga 16-ka Champions League oo la sii saadaaliyey

$
0
0

(Nyon) 14 Dis 2020. Isku aadka wareegga 16-ka UEFA Champions League ayaa sida qorshuhu yahay maanta la sameyn doonaa iyadoo koox waliba ay ogaan doonto tan lagu beegay wareeggan.

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la soo bandhigay kooxaha ay midkood ku aadi doonto, sidoo kale waxaa la sii saadaalinayaa kooxda ugu fiican oo ay jeclaan lahayd inay ku beeganto iyo kooxda ugu adag oo ay ku aadi karto.

Wareegga 16-ka Champions League iyo Chelsea kooxaha ay ku aadi karto maanta:-

Porto, Barcelona, Lazio, RB Leipzig, Atalanta, Borussia Monchengladbach, Atletico Madrid

Kooxda ugu fiican ee ay ku aadi karto Blues: Porto

Kooxda ugu xun oo ay ku beegmi karto Chelsea: Atletico Madrid.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles