(Germany) 16 Feb 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha RB Leipzig iyo Liverpool ee tartanka UEFA Champions League ayaa la shaaciyey
Kooxda RB Leipzig ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Liverpool si ay u wada ciyaaraan kulan lugta hore wareega 16-ka tartanka UEFA Champions League.
Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha RB Leipzig iyo Liverpool kulanka la wada sugayo ee tartanka UEFA Champions League.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
RB Leipzig XI: Gulacsi, Mukiele, Klostermann, Upamecano, Angelino, Adams, Haidara, Kampl, Nkunku, Dani Olmo, Sabitzer
Liverpool XI: Alisson, Alexander-Arnold, Kabak, Henderson, Robertson, Wijnaldum, Thiago, Jones, Salah, Firmino, Mane.
Gool FM.