(Madrid) 20 Okt 2020. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda Atletico ay habeen dambe kala hortagayso naadiga Bayern Munich, Suarez ayaa hoggaaminaya, iyadoo sidoo kale ay ku jiraan Torreira & Felix.
Kooxda reer Spain ee Atletico Madrid ayaa kulankeeda koowaad ee heerka guruubyada Champions League waxa ay habeen dambe booqan doontaa naadiga reer Jarmal ee Bayern Munich.
LIISKA XIDDIGAHA AY KU DHAWAAQDAY KOOXDA ATLETICO EE UGA QEYB GALAYA KULANKA HABEEN DAMBE EE CHAMPIONS LEAGUE OO DHAMMAYSTIRAN:-
Goolhayeyaasha: Grbic, Oblak, San Roman.
Daafacyada: Renan Lodi, Savic, Felipe, Hermoso, Trippier, Richard.
Khadka dhexe: Torreira, Koke, Lemar, M.LLorente, H.Herrera, Vitolo, Carrasco, Sanabria.
Weerarka: Joao Feliex, Suarez, Correa, Saponjic, Camello.
Gool FM.