Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

DEG DEG: Laacibka ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee UEFA oo la shaaciyey… (Lewandowski mise Kevin de Bruyne?)

$
0
0

(Geneva) 01 Okt 2020. Munaasadda isku aadka heerka guruubyada Champions league ayaa la soo gabagabeeyey goordhow, iyadoo sidoo kale xafladdaan lagu bixinayo abaal-marinno kala duwan, abaal-marintii ugu dambeysay ee lagu bixiyeyna waxa ay ahayd abaal-marinta laacibka sanadka ugu fiican Yurub ama xiddiga sanadka ee UEFA.

Abaal-marinta laacibka sanadka ee ugu fiican Yurub waxaa ku guulaystay Weeraryahanka Kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski, kaasoo horay isla munaasabadaan uga qaatay weeraryahanka xilli ciyaareedka ee Champions League.

Xiddigan xulka qaranka Poland ee Robert Lewandowski ayaa abaal-marintan xiddiga sanadka ee UEFA waxa uu ku garaacay xiddiga khadka dhexe ee Manchester City Kevin de Bruyne iyo laacibka ay ka wada tirsan yihiin Lewandowski kooxda Bayern Munich ee goolhaye Manuel Neuer.

Image

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles