Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Guardiola oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Man City ee ka qeyb galaya kulanka Real Madrid… (Miyuu ku jiraa Sterling?)

$
0
0

(Madrid) 25 Feb 2020. Pep Guardiola ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Man City ee kaga qeyb galaya kulanka Real Madrid ee tartanka UEFA Champions League.

Pep Guardiola iyo wiilashiisa kooxda Man City ayaa waxay habeen dambe kula ciyaari doonaan Real Madrid garoonka Santiago Bernabeu si ay u wada ciyaaraan kulanka lugta hore ee wareega 16-ka tartanka UEFA Champions League.

Macalinkan reer Spain ee Guardiola ayaa liiskan ugu yeeray 22-ka ciyaaryahan ee kaga qeyb gali doonto kulanka Real Madrid, waxaana ku soo laabtay oo lagu arkay xiddiga reer England ee Raheem Sterling oo xilliyadii lasoo dhaafay dhaawac kaga maqnaa Skay Blues.

Haddaba halka hoose kaga boggo liiska xiddigaha kooxda Man City uu ku dhawaaqay tababare Pep Guardiola, kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka Real Madrid ee tartanka UEFA Champions League:

Image

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles