Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

UEFA oo shaacisay shaxda kooxdii ugu fiicneyd kulamadii Lixaad ee toddobaadkan laga ciyaaray Champions League

$
0
0

(Yurub) 13 Dis 2019. Xiriirka kubadda cagta qaarada Yurub ee “UEFA” ayaa wuxuu shaaca ka qaaday shaxda kooxdii ugu fiicneyd kulamadii Lixaad ee toddobaadkan laga ciyaaray Champions League, gaar ahaan Talaadii iyo Arbacadii, iyadoo lagu daawaday kulamo aad u xiiso badan sida caadiga aheyd ee aan kaga baranay tartankan xiisaha badan.

Shaxda kooxdan uu shaaca ka qaaday Xiriirka kubadda cagta qaarada Yurub ee “UEFA” ayaa waxaa lagu arkay inaysan wax ciyaaryahan ah ku yeelanin kooxaha Real Madrid iyo Barcelona, inkastoo ay guul gaareen labada kooxood.

Haddaba halka hoose kaga boggo shaxda kooxdii ugu fiicneyd kulamadii Lixaad ee toddobaadkan laga ciyaaray tartanka Champions League:

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles