(Munich) 08 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Bayern Munich iyo Barcelona ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey
Garoonka Allianz Arena ee dalka Germany ayaa caawa marti gelinaya kulankan ay caawa labada kooxood isaga hor imaanayaan wareegga guruubyada ee Champions League xilli ciyaareedkan, xilli Kulankan uu ka tirsan yahay guruubk F.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Bayern Munich XI:
Barcelona XI:
Gool FM.