Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Muxuu Carlo Ancelotti ka yiri kulanka adag ee kooxaha Bayern Munich vs...

(Madrid) 08 Dis 2021. Carlo Ancelotti ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in kooxda Real Madrid ay kaga soo baxday kaalinta koowaad Group-ka D, isaga oo dhinaca kale sheegay inuusan dan ka lahayn...

View Article


“In laga badiyo Bayern Munich mucjiso ma noqon doonto” – Xavi

(Barcelona) 08 Dis 2021. Tababaraha kooxda Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa aaminsan in haddii ay guul ka gaaraan Bayern Munich aysan noqon doonin mucjiso, inta lagu guda jiro kulanka ay caawa ku wada...

View Article


Modrić oo diray farriin xiiso leh kaddib guushii ay Real Madrid ka gaartay Inter

(Madrid) 08 Dis 2021. Xiddiga Real Madrid ee Luka Modric ayaa xaqiijiyay inuu dareemayo inuu ka yar yahay 30 sano jir, isla markaana uu awoodo inuu soo bandhigo heerarka ugu sarreeya. Real Madrid ayaa...

View Article

Mbappé oo tilmaamay waxa ugu muhiimsan ee uu Messi ku soo kordhiyay Paris...

(Paris) 08 Dis 2021. Gooldhaliyaha ugu sarreeya Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé, ayaa sharraxay inuu ku kalsoon yahay in Lionel Messi uu go’aamin doono taariikhaha muhiimka ah iyo kuwa waaweyn,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha FC Zenit iyo Chelsea ee tartanka Champions...

(Zenit) 08 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Zenit St. Petersburg iyo Chelsea ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Garoonka Gazprom Arena ee dalka Russia ayaa caawa marti gelinaya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Bayern Munich iyo Barcelona ee tartanka...

(Munich) 08 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Bayern Munich iyo Barcelona ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Garoonka Allianz Arena ee dalka Germany ayaa caawa marti gelinaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Young Boys ee tartanka...

(Manchester) 08 Dis 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester United iyo Young Boys ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Garoonka Old Trafford magaalada Manchester ee dalka England...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

UCL: Chelsea oo ku hungowday inay hoggaanka u qabato Guruubkeeda, xilli Kean...

(Yurub) 08 Dis 2021. Chelsea ayaa ku hungowday inay hoggaanka u qabato Guruubkeeda, kaddib markii ay barbardhac 3-3 ah la galeen kooxda Zenit St. Petersburg, ciyaar qeyb ka ahayd kulammada lixaad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bayern oo u jartay Barcelona tikitkeeda Europa League & guud ahaan...

(Yurub) 08 Dis 2021. Bayern Munich ka ciribtirtay Barcelona tartanka Champions League una jartay tikitkeeda tartanka Europa League, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-0, ciyaar qeyb ka ahayd kulammada...

View Article


Miyey Barcelona wali ciyaartay ama ku guuleysatay tartanka Europa League?

(Barcelona) 09 Dis 2021. Markii ugu horreysay tan iyo xilli ciyaareedkii 2000/01, Barcelona ayaa ku hartay wareegga guruubyada tartanka Champions League, waxayna si toos ah isaga xaadirisay tartanka...

View Article

Kooxaha soo baxay, sharciga laga baddelay & Xilliga la sameyn doono wareegga...

(Yurub) 09 Dis 2021. Waxaa lasoo gabagabeeyay wareegga guruubyada tartanka Champions League xilli ciyaareedkan 2021/22 inkastoo kulankii u dhexeeyay kooxaha Atalanta iyo Villarreal ee xalay barafka...

View Article

Tuchel oo fariin adag u diray ciyaartoyda Chelsea kaddib barbarihii ay la...

(Blues) 09 Dis 2021. Tababaraha kooxda Chelsea Thomas Tuchel ayaa fariin adag u diray ciyaartoydiisa naadiga Zenit, taasoo ka dhigtay inay kaalinta labaad kaga dhameystaan group-ka F ee wareega...

View Article

Xavi oo canaantay xiddigaha Barcelona kaddib markii laga reebay Champions League

(Barcelona) 10 Dis 2021. Tababaraha kooxda Barcelona Xavi ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay guuldaradii 0-3 ahayd ay kala kulmeen Bayern Munich, kulankii ugu dambeeyay wareega group-yada Champions...

View Article


Bojan oo fariin u diray kooxdiisii hore ee Barcelona kaddib markii laga soo...

(Barcelona) 10 Dis 2021. Xiddigii hore Barcelona ee Bojan Krkic ayaa xaqiijiyay in ku biiritaanka Blaugrana ee tartanka Europa League ay fursad u tahay kooxda, sida uu hadalka u dhigay. Bayern Munich...

View Article

Isku aadka 16-ka Champions League oo Maanta la sameynayo, sida ay isugu aadi...

(Yurub) 13 Dis 2021. Waxaa dhowaan soo idlaaday heerka guruubyada UEFA Champions Leaue, waxaana lagu wadaa in maanta la sameeyo isku aadka wareegga 16-ka tartanka koobka horyaalladda Yurub. Wareegga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: PSG vs Man United, Atlético Madrid vs Bayern Munich… (Isku aadka...

(Yurub) 13 Dis 2021. Waxaa goordhow la sameeyey isku aadka wareegga 16-ka ee tartanka UEFA Champions League, iyadoo ay ka soo baxeen kulamo waa weyn. Kooxda Faransiiska ee Paris Saint-Germain ayaa soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: PSG vs Real Madrid, Inter vs Liverpool… (Isku aadka wareegga 16-ka...

(Yurub) 13 Dis 2021. Waxaa goordhow la sameeyey isku aadka wareegga 16-ka ee tartanka UEFA Champions League, iyadoo ay ka soo baxeen kulamo waa weyn. Kooxda Faransiiska ee Paris Saint-Germain ayaa soo...

View Article


Muxuu Sergio Ramos ka yiri inay kooxdiisa Paris Saint-Germain ku aadday...

(Paris) 14 Dis 2021. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germian ayaa wareegga 16-ka tartanka Champions League ku beeganatay naadiga ugu guulaha badan tartanka ee Real Madrid, waxaana isku aadka ka hadlay...

View Article

John Terry oo magacaabay kooxaha u sharaxan hanashada koobka Champions League...

(Yurub) 14 Dis 2021. Halyeeyga kubadda cagta England iyo kooxda Chelsea ee John Terry ayaa aaminsan in saddexda kooxood ee horyaalka Premier League ay yihiin kuwa ugu cadcad ku guuleysiga koobka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Adidas oo si rasmi ah u soo bandhigtay kubadda lagu ciyaarayo heerka bug-baxa...

(Nyon) 15 Dis 2021. Sharikadda qalabka isboortiga ee Adidas ayaa soo bandhigtay kubadda lagu ciyaari doono xeerka bug-baxa ama knockout-ka Champions League. Koobka horyaallada Yurub ee Champions League...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live