Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Muxuu ku jawaabay Benzema markii la yiri: “Messi, Mbappe iyo Ramos ayaa jooga...

(Madrid) 15 Dis 2021. Xiddiga reer France iyo kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa si xiiso leh kaga hadlay kulanka la wada sugayo ee Real Madrid iyo Paris Saint-Germain ay ku wada ciyaari doonaan...

View Article


“Waxaan doonayay inaan ku beegmin saddex kooxood isku aadkii wareega 16-ka...

(Milan) 18 Dis 2021. Tababaraha kooxda Inter Milan ee Simone Inzaghi ayaa si cad u sheegay saddexda kooxoo uu rajeynayay inaysan ku aadin naadiga Nerazzurri, isku aadkii wareega 16-ka Champions League....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halyeey reer Talyaani ah oo u digay Liverpool kahor kulanka Inter ay ku...

(Milano) 20 Dis 2021. Halyeeyga xulka qaranka Talyaaniga ee Marco Tardelli ayaa u arka kooxda Inter Milan inay tahay kooxda ugu awooda badan horyaalka Serie A, wuxuu fariin digniin ah u diray Liverpool...

View Article

Taariikhaha waa weyn ee kubadda cagta sanadka cusub ee 2022… (AFCON, Final-ka...

(World) 01 Jan 2022. Ma jiro tartammo waa weyn oo dhici doona xagaaga 2022, maadaama Koobka Adduunka ee sanadkan uu ku jadwalaysan yahay bilaha November iyo December inuu ka dhaco dalka Qatar. Hase...

View Article

“Messi waxa uu ka tagi doonaa PSG waqtigan” – Halyeey Barcelona ah

(Madrid) 07 Jan 2022. Halyeeyga Barcelona Lobo Carrasco ayaa muujiyay fikirkiisa ku aadan in Lionel Messi uu ka tagi doono kooxdiisa haatan ee Paris Saint-Germain hadii uu ku guuleysan waayo Champions...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“N’Golo Kanté waa lagu dulmiyay tartanka abaal-marinta Ballon d’Or” – Joe Cole

(London) 07 Jan 2022. Halyeeyga kooxda Chelsea ee Joe Cole ayaa muujiyay fikirkiisa ku aadan in xiddiga Blues ee N’Golo Kante, lagu dulmiyay tartanka Ballon d’Or 2021. Lionel Messi ayaa ku guuleystay...

View Article

Lionel Messi oo ugu hanjabaya Kooxda Paris Saint-Germain inuu ka tagayo...

(Paris) 08 Jan 2022. Lionel Messi ayaa laga yaabaa inuu isku dayo inuu ku qasbo inuu ka tago Paris Saint-Germain xagaagan haddii ay ku guuldareystaan ​​inay u soo baxaan ​​Champions League, sida laga...

View Article

Waa immisa lacagta laga jaran doono mushaharka Cristiano Ronaldo haddii ay...

(Manchester) 22 Jan 2022.  Sida lagu helayo wararka ka imaanaya dalka Ingiriiska, naadiga kubadda cagta Manchester United ayaa qayb ka jareysa mushaharka ay siiso xiddigeeda weerarka ka ciyaara ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pochettino oo walwal hor leh ku abuuray taageerayaasha kooxda PSG kahor...

(Paris) 24 Jan 2022. Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa xaqiijiyay in aan wali la xaqiijin ka qeyb galka xiddiga reer Brazil ee Neymar Jr kulanka Real Madrid ee Champions...

View Article


Rodrygo oo shaaciyay rajadadiisa sanadka 2022

(Madrid) 25 Jan 2022. Xiddiga Real Madrid ee Rodrygo ayaa uga mahadceliyay macalinka reer Talyaani ee Carlo Ancelotti fursadaha uu kaga qeybgalo kooxda Los Blancos, laakiin isla waqtigaas wuxuu carabka...

View Article

Kyle Walker oo saddex kulan oo Champions League ka maqnaanaya Kooxdiisa...

(Manchester) 29 Jan 2022. Kyle Walker ayaa la soo warinayaa inuu ganaax kaga maqnaan doono Kooxdiisa Manchester City saddex kulan ee u ku soo aaddan tartanka Champions League. Kaddib markii uu Kyle...

View Article

Miyuu Neymar Jr ka qayb gali doonaa kulanka Paris Saint-Germain iyo Real Madrid?

(Paris) 29 Jan 2022. Paris Saint-Germain ayaa horaantii todobaadkan ku dhawaaqday in Neymar uu dib ugu soo laaban doono tababarka kaddib muddo dheer oo uu dhaawac ku maqnaa, taasoo sare u qaaday rajada...

View Article

Ka hor kulanka Champions League ee Kooxaha PSG iyo Real Madrid, Sergio Ramos...

(Paris) 30 Jan 2022. Sergio Ramos ayaa la soo warinayaa inuu markale dhaawac soo gaaray xilli uu soo dhow yahay kulanka kooxdiisa PSG ay la ciyaari doonto Real Madrid ee Champions League. Waxa uu...

View Article


Miyey Neymar iyo Sergio Ramos taam u noqon karaan Paris Saint-Germain kulanka...

(Paris) 09 Feb 2022. Waxaa todobaadka soo aaddan soo laaban doona tartanka Champions League oo wareeggiisa 16-ka la ciyaari doona, waxaana kulammada ugu xiisaha badan ka mid ah midka ay Paris...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kahor is-aragga wareegga 16-ka tartanka Champions League ee kooxaha PSG iyo...

(Paris) 09 Feb 2022. Wareegga 16-ka tartanka Champions League ayaa la daah rogi doonaa toddobaadka soo aaddan, waxaana Lionel Messi uu ka hor tagayaa naadiga Real Madrid isagoo markan matalaya kooxda...

View Article


Pochettino oo ka hadlay xaalada Neymar iyo Mbappe maalmo kahor kulanka Real...

(Paris) 10 Feb 2022. Tababaraha reer Argentina iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino, ayaa ka hadlay xaalada xiddiga reer Brazil ee Neymar Jr, isaga oo tilmaamay inuu qeyb ka noqon karo...

View Article

Waa sidee rikoorka Lionel Messi ee kulammada uu wajahay Real Madrid kahor...

(Paris) 14 Feb 2022. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Lionel Messi ayaa markale ka hor tagaya kooxda Real Madrid oo uu horraan 45 wajahay, balse waxay noqon doontaa markii ugu horreysay ee...

View Article


“Real Madrid waxay caadeystay ku guuleysiga Champions League” – Mauricio...

(Paris) 14 Feb 2022. Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa sheegay in PSG ay aad u ixtiraamto Real Madrid sababtuna ay tahay taariikh dheer oo ay ku leedahay tartanka...

View Article

“Ujeedkeena ma ahan inaan ka hadalno Mbappé ee waa inaan garaacno Real...

(Paris) 14 Feb 2022. Kabtanka kooxda Paris Saint-Germain ee reer Brazil Marquinhos ayaa sheegay in ujeedka kooxda aanu ahayn inay ka hadlaan mustaqbalka Kylian Mbappé, balse uu yahay inay garaacaan...

View Article

Horudhac: Sporting CP vs Manchester City… (Kooxda Macallin Pep Guardiola oo...

(Lisbon) 15 Feb 2022. Manchester City ayaa caawa booqaneysa caasimadda dalka Portugal ee Lisbon iyadoo halkaan kula soo ciyaareysa naadiga Sporting CP kulanka lugta koowaad ee wareegga 16-ka tartanka...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live