Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Paris Saint-Germain vs Real Madrid… (Parc des Princess oo marti...

(Paris) 15 Feb 2022. Kulanka ugu hadal-heynta badan asbuucan ayaa caawa kooxaha Paris Sain-Germain iyo Real Madrid ku dhex mari doona lugta koowaad ee wareegga 16-ka tartanka Champions League. PSG ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goorta lasoo bilaabay sharciga goolka bannaanka (Away goal) ee haatan la...

(Yurub) 15 Feb 2022. Baahidii ay kooxaha Yurub ka dhisan u qabeen inay gool bannaanka kusoo helaan marka ay ciyaarayaan wareegyada bug-baxa tartanka Champions League ayaa micno la’aan noqday maadaama...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha PSG iyo Real Madrid ee tartanka Champions...

(Paris) 15 Feb 2022.Shaxda rasmiga ah Kooxaha Paris Saint-Germain iyo Real Madrid ee kulanka ugu xiisaha badan wareegga 16-ka tartanka Champions League ayaa la shaaciyey. Kulanka ugu hadal-heynta badan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Sporting CP iyo Man City ee tartanka...

(Lisbon) 15 Feb 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Sporting CP iyo Manchester City ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Manchester City ayaa caawa booqaneysa caasimadda dalka Portugal ee...

View Article

UCL: Man City oo guul sahlan ka soo heshay Sporting CP oo ay ku booqatay...

(Lisbon) 15 Feb 2022. Manchester City ayaa guul sahlan ka soo heshay Sporting CP oo ay booqatay, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-5, kulanka lugta hore wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions...

View Article


UCL: Mbappe oo waqtigii dhimashada guul farta ka saaray kooxdiisa PSG kaddib...

(Paris) 15 Feb 2022. Mbappe ayaa waqtigii dhimashada guul farta ka saaray kooxdiisa PSG kaddib markii ay kaga adkaadeen Real Madrid 1-0, kulanka lugta hore ee wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Inter Milan vs Liverpool, RB Salzburg vs Bayern Munich… (Reds oo...

(Milan) 16 Feb 2022. Kooxaha kubadda cagta Inter Milan iyo Liverpool ayaa caawa foodda isku dari doona kulanka lugta koowaad ee wareegga 16-ka tartanka Champiosn League iyadoo Reds ay markii labaad...

View Article

Muxuu Kylian Mbappe ka yiri la xiriirinta mustaqbalkiisa ee Real Madrid xilli...

(Paris) 16 Feb 2022. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa xalay looga adkaaday gool uu xilli dambe ka dhaliyay Kylian Mbappe kaasoo ay aad ugu rajo weyn tahay inuu kusoo biiro xagaagan, waxaana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Inter Milan iyo Liverpool ee tartanka...

(Milan) 16 Feb 2022.  Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Inter Milan iyo Liverpool ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxaha kubadda cagta Inter Milan iyo Liverpool ayaa caawa foodda isku...

View Article


UCL: Liverpool oo guul gaartay halka Bayern ay barbaro la gashay Salzburg...

(Milan) 16 Feb 2022. Liverpool ayaa guul ka soo heshay kooxda Inter Milan oo ay ku booqatay garoonka San Siro kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-2, kulanka lugta hore ee wareega 16-ka ee tartanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Harvey Elliott oo taariikh ku aaddan Champions League u sameeyay kooxda...

(Liverpool) 17 Feb 2022. Xiddiga kooxda Liverpool ee Harvey Elliott ayaa xalay kusoo bilawday kulankii ay kooxdiisa la ciyaartay naadiga Inter Milan kulanka lugta koowaad ee wareegga 16-ka tartanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Chelsea vs Lille, Villarreal vs Juventus… (Blues iyo Bianconeri oo...

(London) 22 Feb 2022. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa caawa kulanka lugta koowaad ee wareegga 16-ka tartanka Champions League garoonkeeda kusoo dhoweyneysa naadiga Lille. Blues ayaa kaalinta labaad...

View Article

Kahor kulanka Man United iyo Atlético Madrid Ralf Rangnick oo ammaanay awooda...

(Manchester) 22 Feb 2022. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ralf Rangnick ayaa ammaanay doorka weyn ee uu ka ciyaaray tababaraha reer Argentina ee Diego Simeone, in Atlético Madrid ay ka mid...

View Article


Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Lille ee tartanka Champions...

(London) 22 Feb 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Chelsea iyo Lille ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa caawa kulanka lugta koowaad ee wareegga 16-ka...

View Article

UCL: Chelsea oo guul ka gaartay Lille, halka Villarreal iyo Juventus ay...

(London) 22 Feb 2022. Chelsea ayaa guul ka gaartay kooxda Lille oo marti ugu ahayd garoonka Stamford Bridge kaddib markii ay kaga adkaatay 2-0, kulanka lugta hore ee wareega 16-ka ee tartanka UEFA...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horudhac: Atletico Madrid vs Manchester United, Benfica vs Ajax… (Red Devils...

(Madrid) 23 Feb 2022. Mid ka mid ah kulammada ugu xiisaha badan wareegga 16-ka tartanka Champions League ayaa caawa lagu ciyaari doonaa magaalada Madrid ee caasimadda dalka Spain halkaas oo ay foodda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo la kulantay labo dhaawac kahor kulanka ay Axadda la balansan tahay...

(London) 23 Feb 2022. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa xalay guul ka gaartay naadiga Lille ciyaartii lugta koowaad ee wareegga 16-ka tartanka Champions League, balse akhbaarta aan wanaagsaneyn ayaa ah...

View Article


Waa sidee rikoorka Cristiano Ronaldo ee kulammada uu wajahay Atletico Madrid...

(Manchester) 23 Feb 2022. Waxaa caawa kulan xiiso badan oo ka tirsan tartanka Champions League wareeggiisa 16-ka kulammada lugta hore isku arki doona kooxaha Atletico Madrid iyo Manchester United,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Atletico Madrid iyo Man United ee tartanka...

(Madrid) 23 Feb 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Atletico Madrid iyo Manchester United ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey. Mid ka mid ah kulammada ugu xiisaha badan wareegga 16-ka...

View Article

Kooxaha Atletico Madrid iyo Man United oo barbaro ku kala baxay kulanka lugta...

(Madrid) 23 Feb 2022. Kooxaha Atletico Madrid iyo Manchester United barbaro ku kala baxay kulanka lugta hore wareega 16-ka ee tartanka Champions League, kaddib markii ay ku kala baxeen 1-1, iyada oo...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live